Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Khasaaraha Ganacsiga oo Caalamka Ka soo Gaaray Markabka Ku Caariyay Marinka Suweys

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Khasaaraha Ganacsiga oo Caalamka Ka soo Gaaray Markabka Ku Caariyay Marinka Suweys
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Khasaaraha ganacsi ee caalamka kasoo gaaraya markabka nooca  kunteenarada xanbaara ah oo ku caariyay marinka Suweys (Canal Suez) ee isku xira Badda Cas Iyo Badda Mediterranean-ka yaa waxa lagu qiyaasaya lacag u dhiganta hal bilyan oo doolar taasi oo la micna ah (toban kun oo milyan) maalintii ama $400 oo milyan saacaddiiba.

Boqolaal markab oo badeecado u kal siday waddama kala duwan ayaa afarti maalmood ee u dambeeysay ku xayiran marinka Suweys.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Kanaalka Suweys Dalka Masar, waxa sanadkii kasoo gala cashuurta maraakiibta isticmaasha marinkan Suwees dakhli lacageed oo  lagu qiyaasay $5.6 bilyan sanadkii.

Wargeyska The Times ayaa tilmaamtay in saarida markabkan xamuulka ah ee xiritaanka marinka Suweys ay qaadan karto todobaadyo, taasoo horseedi doonta xiisad dhanka maraakiibta caalamiga ah iyo suurta galnimada yaraanta guud ahaan badeecadaha.

Xaaladda ciriiriga ayaa laga yaabaa inay ka hortagto dib u soo celinta konteynarrada faaruqa ah ee Aasiya, sidaas darteedna waxaa arrinta uga sii daray khalkhalka maraakiibta halkaasi isaga kala gooshta.

Markab laga leeyahay dalka Taiwan oo lagu magacaabo Evergreen Marine ayaa subaxnimadii Talaadada ee Toddobaadkii lasoo dhaafay ku soo caariyay dhinaca koonfureed ee kanaalka.

Tirokoobyada ayaa tilmaamaya in ku dhowaad 19 kun oo markab ay soo mareen kanaalkan  sanadkii la soo dhaafay kuwaa oo siday xamuul ka badan hal bilyan oo tan.

Previous Post

Faransiiska oo lagu eedeeyay in uu mas’uul ka ahaa xasuuqii Rwanda

Next Post

Iiraan iyo Shiinaha  oo isku afgartay saxiixa heshiis istiraatiiji ah

Next Post
Iiraan iyo Shiinaha  oo isku afgartay saxiixa heshiis istiraatiiji ah

Iiraan iyo Shiinaha  oo isku afgartay saxiixa heshiis istiraatiiji ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In