Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kismaayo oo laga hirgaliyey hogaanka isgaarsiinta booliiska Soomaaliyeed-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Kismaayo oo laga hirgaliyey hogaanka isgaarsiinta booliiska Soomaaliyeed-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo uu wehelinayo taliyaha ciidadamada booliska Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta kormeer ku tagay saldhiga ciidamada booliska Jubbaland ee magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha iyo taliyaha ayaa kormeeray qaybaha kala duwan ee saldhiga magaalada Kismaayo oo hada talis guud u ah ciiidamada booliska Jubbaland.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ay sameeyeen ku soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Ciidanka qalabka sida oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Daynuuney

March 29, 2026

Madaxweynaha Jubbaland iyo taliyaha ayaa booqday qaybta isgaarsiinta ciidamada booliska, iyadoo madaxweynahu uu si toos ah ula hadlay saldhigyada ciidamada booliska ee muqdisho, Baladweyne, Jowhar, Carmo iyo Baydhabo isagoo ka xog waraystay sida ay saaka ku waabariisteen iyo xaaladaha guud ee magaalooyinkaas.

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam waxaa uu sarakiisha ku sugnaa saldhigyada kala duwan ee Soomaaliya uu kula dardaarmay in ay laba jibaaran hawlaha Qaran ee ay hayaan isla markana ay ku dadaalan sidii qalabka ay isticmaalayaan uu u noqon lahaa mid xafidan oo aan cadawga u gudbin.

Intaas kadib Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam iyo taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed waxaa ay kormeereen qaybaha tababarka waaxda dambi barista iyo qaybta mando musiko iyadoo uu madaxweynahu uu dhamaan warbixino ka dhagaystay sarakiisha iyo hogaanada kala duwan oo qaybaha ciidamada Booliska Jubbaland.

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ahana taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee Jubbaland, wuxuu sheegay in ay muuqato rajo ah in ay soo noqonayso haybadii ciidamada booliska Soomaaliyeed oo waliba ku hawlgalaya adeegyo casri ah wuxuuna cusay in ay abuurayso jawi muujinaya in ay soo noqonayso Xasiloonidii dalka.

Balse Madaxweynahu wuxuu cadeeyay in loo bahan yahay in la xafido dhamaan qalabka ciidamada gaar ahaan isgaarsiinta oo uu sheegay in hadii cadawga ay u gacan gasho ay tahay dhabar jab weyn loona bahan yahay in masuuliyad la iska saaro.

S09A0334 S09A0357 S09A0389 S09A0408 S09A0410 S09A0412 S09A0414 S09A0423 S09A0429 S09A0433 S09A0436 S09A0437 S09A0442 S09A0444 S09A0446 S09A0448 S09A0478 S09A0488 S09A0490 S09A0496 S09A0501

Previous Post

Xildhibano loo tababarayo habka la isu difaaco.

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay mas’uuliyiin QM ka tirsan-Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay mas’uuliyiin QM ka tirsan-Sawirro

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay mas'uuliyiin QM ka tirsan-Sawirro

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ay sameeyeen ku soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Ciidanka qalabka sida oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Daynuuney

March 29, 2026
0

Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya, oo ku guda jira hawlgallada ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta, ayaa maanta oo ay taariikhdu...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta dagaal adag kula galay deegaanka Daynuunaay

Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta dagaal adag kula galay deegaanka Daynuunaay

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAAY):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku jabiyay dagaal ay kula galeen agagaraarka Daynuunaay, ee Gobolka Baay, kadib...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In