Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Koonfur Galbeed oo soo gabagabeysay doorashada xubnaha ku metelaya BFS

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Koonfur Galbeed oo soo gabagabeysay doorashada xubnaha ku metelaya BFS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maanta oo ku asteysan maalintii loo qorsheeyey in lasoo gaba-gabeeyo doorashada baarlamaanka Soomaaliya ee 15-Mach – Koonfur Galbeed ayaa soo gabagabeysay doorashada dhamaan xubnaha baarlamaanka ee dowladda dhexe ku metelaya deegaanada maamulkaas.

Waxaa maanta Baydhaba lagu qabtay doorashada 7-dii kursi ee u dambeysay xubnaha golaha shacabka ka soo gelaya Koonfur Galbeed.

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

Kursigii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen, ayaa ka mid ah kuraasta maanta lagu doortay Baydhaba waxaana ku guuleystay Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo ah Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya.

Gudoomiyaha gudigga doorashooyinka Koonfur Galbeed Yuusuf Cabduqadir Maxamed iyo Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ahna Gudoomiyaha Gudigga amniga doorashooyinka Qaranka Janaraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa guul ku tilmaamay in kuraastii Koonfur Galbeed ee Golaha shacabka lasoo gabgabeeyo.

Xubnihii maanta la doortay iyo kuraasta ay ku kala guuleysteen ayaa kala ah:

1. HoP# 172 Gen.  Mahad Cabdiraxmaan Aadan

2. HoP# 179 Maxamed Keeroow Maxamed

3. HoP# 181 Maryan Macalin Isaag

4. HoP# 197 Cumar Cali Balash

5. HoP# 164 Maxamed Abuukar Cabdi

6. HoP# 047 Xaawo Cali Sonkor.

Sidoo kale kursiga HOP#204 oo maanta uu ku soo baxay Isxaaq Cali Subug ayuu guddiga doorashooyinka heer federaal diiday natiijadiisa hordhaca ah.

Previous Post

Guddiga doorashooyinka ee FIET oo diiday natiijadii kursiga HOP204

Next Post

Galmudug oo soo gabagabeysay doorashada xubnaha ku metelaya BFS

Next Post
Galmudug oo soo saartay jadwalka doorashada 3-da kursi ee u dambeysa

Galmudug oo soo gabagabeysay doorashada xubnaha ku metelaya BFS

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In