Sunday, February 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxaha Banaadir Sports Clup iyo Gaadiidka oo Barbar dhac isla dhaafi waayay{SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan Xiisa Badan oo ka tirsan Horyaalka Dalkeena Somalia ayaa Waxaa Shalay isku arkay  Labada Kooxood Ee Banaadir SC iyo Gaadiidka  Waxaana Ciyartaas oo ahayd kulankii Afarad  ay ku dhamaatay Bareejo  1-1 ah iyadoo Noqoneysa kulankii ugu horeyay Ee Barbar Dhac ku dhamaaday sidii Horyaalku u Bilawday.

Goalka hore ayaa waxaa la hormartay Kooxda Kubada Cagta Ee Banaadir SC Iyadoo uu u dhaliyay Ciyaaryahanka Lambarka Afaraad uga Dheela Kooxda  Cabdi Risaaq Cali Maxamed Afrax Waxaana isla qaybtii hore Ee Cyarta Goalka bareejada u dhaliyay Kooxda Gaadiidka Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Kenya Ee Gaadiidka u Ciyaara Ikechukwu James  oo Ciyaarta bar bar dhac ka dhigay.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026

Isku dayo badan waa ay sameeyeen labada Kooxoodba hase ahaatee ma aysan u suura galin in ay Goolal kale la yimadaan Waxaana ay ku soo Dhamatay Ciyaarta 1-1 oo qaybtii Hore ay la kala yimaaden

DSC00498 DSC00499 DSC00500 DSC00501 DSC00502 DSC00503 DSC00504  DSC00507 DSC00508 DSC00509 DSC00510 DSC00512 DSC00513 DSC00514 DSC00515 DSC00516 DSC00517 DSC00518 DSC00519 DSC00520 DSC00521 DSC00522 DSC00523 DSC00524 DSC00525 DSC00528 DSC00529 DSC00530 DSC00531 DSC00532 DSC00533 DSC00534 DSC00535 DSC00540 DSC00542 DSC00543 DSC00545 DSC00548 DSC00549 DSC00550 DSC00553 DSC00554 DSC00555 DSC00556 DSC00557 DSC00558 DSC00559 DSC00560 DSC00561 DSC00562 DSC00563 DSC00564 DSC00565 DSC00566 DSC00567 DSC00568 DSC00570 DSC00571 DSC00575 DSC00576 DSC00577 DSC00579 DSC00583 DSC00584 DSC00585 DSC00586 DSC00587 DSC00588 DSC00590 DSC00591 DSC_0257 DSC_0258 DSC_0259 DSC_0262 DSC_0263 DSC_0266 DSC_0272 DSC_0276 DSC_0277 DSC_0289 DSC_0293 DSC_0295 DSC_0302 DSC_0305 DSC_0314 DSC_0316

PHOTO BY QADAR  CALI NUUR 

Previous Post

Dhagayso Warka Subaxnimo

Next Post

R/wasaaraha oo saaka hortagaya baarlamanka

Next Post

R/wasaaraha oo saaka hortagaya baarlamanka

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirka Dowladda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika waxa uu kaga...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

February 14, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka ah (DPI) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, waxaana si wadajir ah u...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

February 14, 2026
0

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In