Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxaha Bayern Munich,Wolfsburg,Dortmund iyo Hertha Berlin oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Kooxaha Bayern Munich,Wolfsburg,Dortmund iyo Hertha Berlin oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Stuttgart ayaa waxaa Mercedes-Benz Arena 0-2 uga badiyay kooxda Bayern Munich.

Kooxda Bayern Munich ayaa goolka la hor martay,waxaana dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Arjen Robben,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Arjen
Ciyaaryahan David Alaba ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Bayern Munich.
Alabacelee
Kooxda Bayern Munich ayaana badin labadii kulan ee ugu danbeysay horyaalka Jarmalka ee Bundesliga.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Kooxda Bayern Munich ayaa gaartay guusheedii u horeysay ee horyaalka Jarmalka ee sanadka 2015.

Kooxda Bayern Munich ayaa horyaalka Jarmalka ku hogaamineyso 49-dhibcood,halka kooxda Stuttgart ay ugu hooseyso horyaalka.

Kooxda Wolfsburg ayaa garoonkeeda Volkswagen Arena 3-0 uga badisay kooxda Hoffenheim.

Kooxda Wolfsburg ayaa qeybtii hore ee ciyaarta labo gool dhalisay,waxaana u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Bas Dost iyo Kevin de Bruyne,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Ciyaaryahan Kevin de Bruyne ayaa qeybtii labaad ee ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Wolfsburg.

Kooxda Wolfsburg ayaa kaalinta labaad uga jirto horyaalka talyaaniga ee Bundesliga,waxana ay leedahay 41-dhibcood,halka kooxda Hoffenheim ay horyaalka uga jirto kaalinta todobaad,iyadoo leh 26-dhibcood.

Kooxda SC Freiburg ayaa waxaa garoonkeeda Mage Solar Stadium 0-3 uga badiyay kooxda Borussia Dortmund.

Kooxda Borussia Dortmund ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii sagaalaad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Marco Reus,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
goolMarco cele
Ciyaaryahan Pierre-Emerick Aubameyang ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta labo gool u dhaliyay kooxda Borussia Dortmund.
Aba
Kooxda Borussia Dortmund ayaa gaartay guusheedii u horeysay ilaa 5-tii bishii December ee sanadkii 2014.

Kooxaha Borussia Dortmund iyo Freiburg ayaa labaduba ka mid ah sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya.

Kooxda Mainz 05 ayaa waxaa garoonkeeda Coface Arena 0-2 uga badiyay kooxda Hertha Berlin.

Kooxda Herth Berlin ayaa qeybtii hore ee ciyaarta dhalisay labo gool,waxaana u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Jens Hegeler iyo Roy Beerens.

Kooxda Hertha Berlin ayaa kala horeynta horyaalka Jarmalka uga jirto kaalinta 13-aad,waxana ay leedahay 21-dhibcood,halka kooxda Mainz ay horyaalka uga jirto kaalinta 12-aad,iyadoo leh 22-dhibcood.

Previous Post

Maamulka Gobolka Hiiraan Iyo Ciidamada Ammaanka Oo Kala Dhex galay Maleeshiyaad Ku Dagaalamay Beledweyne

Next Post

DAAWO-Xafiiska Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Laga Furay Jowhar

Next Post
DAAWO-Xafiiska Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Laga Furay Jowhar

DAAWO-Xafiiska Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Laga Furay Jowhar

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In