Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxda LLPP Jeenyo oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Ciyaaraha, Keyd Hore, Wararka
0
Kooxda LLPP Jeenyo oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan kama dambeysta ah ee koobka Jarenaal Daa’uud oo galabta wada cayaareen Naadiyada LLPP Jeenyo iyo Banadir ayaa waxaa ka soo qeybgalay  taageerayaal aad u fara badan, mas’uulayiin ka tirsan dowladda iyo xariirka kubada cagta,

Labada Naadi oo ay ka dhaxeyso xiflaatan aad u  xiisa badan ayaa waxay  labaduba soo badnhigeen cayaaro aad u xiisa badan, iyadoo  naadiga Banaadir  Sports  Club ay u suuragashay in ay dhaliso qeybta hore cayaarta labo gool, waxaana  qeybta hore lagu kala nastay 2-1 oo ay ku hogaamineysay kooxda Benaadir.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Marka la isku soo laabtay cayaarta ayaa  Naadiga LLPP Jeenyo ay soo bandhigtay cayaar aad u xiisa badan, waxaana u suuragashay in ay ciyaarta bareejo ka dhigaan, waxaana ay cayaarta ku soo idlaatay bar bar dhac 2-2.

Ugu dabeyntii ayaa ciyaarta waxay ku soo dhamaatay  gool ku laad ama rikoorayal 4- 2 ah, waxaana sidaa Koobkii Jeneraal Daa’uud ku qaaday LPP Jeenyo.

Qaar ka mid ah cayaartoyda Naadiga LLPP Jeenyo oo dareenkooda ay ka muuqatay xarfad ayaa warbaahinta Qaranka  u sheegay inay ku faraxsanyihiin hanashada koobka Jeneraal Daa’uud.

Previous Post

Wasiirka Maaliyada Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka furay shir looga hadlayo Kobcinta Dhaqaalaha “SAWIRRO”

Next Post

Marwada Madaxweynaha dalka oo xariga ka jartay xarun Hobollada Waaberi ay ku diyaarinayan wacyigelin “SAWIRRO”

Next Post
Marwada Madaxweynaha dalka oo xariga ka jartay xarun Hobollada Waaberi ay ku diyaarinayan wacyigelin “SAWIRRO”

Marwada Madaxweynaha dalka oo xariga ka jartay xarun Hobollada Waaberi ay ku diyaarinayan wacyigelin "SAWIRRO"

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In