Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan ku saabsan sara u qaadidda waxbarashada Haweenka oo Cadaado lagu qabtay”sawiro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo looga hadlayay sare u qaadidda waxbarashada Haweenka deegaanada Ximan iyo Xeeb oo maanta lagu qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Gurmad oo waxbarashada Hablaha u ololeeya, iyadoo kulanka ay ka soo qayb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Ximan iyo Xeeb iyo bahda waxbarashada.

Maxamed Muxumad Cali (Jeexane) oo ka mid ah Ururkan Gurmad ayaa sheegay in tirada ardada waxbarata Gabdhuhu ay ka yihiin 12% deegaanada Ximan iyo Xeeb taas oo ah mid aad u yar, waxaana uu bahda waxbarashada iyo bulshadaba ugu baaqay inay ka qayb qaataan dadaalkan ay bilaabeen.

Related posts

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026

Wasiirka arrimaha bulshada Ximan iyo Xeeb Cumar Maxamed Diiriye oo dhammaadkii kulanka ka hadlaya ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay arrintan din u eegis ku samaynayaan, si sara loogu qaado waxbarashada  Gabdhaha.

Waxbarashada Haweenka deegaanada Ximan iyo Xeeb ayaa ah mid hoosaysa marka la barbardhigo Wiilasha, taas oo ah caqabad badanaa haysata gabdhaha Soomaaliyeed.

DSC00834 DSC00835 DSC00836 DSC00837 DSC00854 DSC00863 DSC00867“sawir

Previous Post

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo Ka Qeyb Galay Munaasabad Lagu Xusay Maalinta Xuquuqul Insaanka Aduunka oo Galkacyo lagu Qabtay “Sawiro”

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo Ka Qeyb Galay Munaasabad Lagu Xusay Maalinta Xuquuqul Insaanka Aduunka oo Galkacyo lagu Qabtay "Sawiro"

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In