Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan ku saabsan xaqiijinta qoondada haweenka oo lagu qabtay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Kulan ku saabsan xaqiijinta qoondada haweenka oo lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay   kulan looga Hadlayay doorka haweenka Soomaaliyeed  ee ka qaybgalka siyaasadda Soomaaliya   ayaa  lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Ujeedka kulanka ayaa  ahayd  xoojinta  helista Qoondada Haweenka   ee  boqolkiiba  Sodon, iyadoo ay ka qaybgaleen   xildhibaanada haweenka  ee ku Jira Barlamaanka Soomaaliya iyo haween matalayay   Bulshada rayidka ah.

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

Kulanka  oo ay soo qabanqaabisay Ha’adda IIDA  ayaa waxaa   ka hadlay  duniya  Maxamad Cali   oo Sheegtay in kulankan uu qeyb ka yahay  dadaallo  Haweenka ay ku doonayeen   inay helaan  doorkooda ku aaddan Ka qaybgalka siyaasadda  dalka .

Waxaa ay dalbatay in  la hirgaliyo    qoondada Haweenka   ee Boqolkiiba Sodon,  taasi  oo soo bilaabatay   2012-kii,   aydoo tilmaantay  in qorshaha loo  dhaqangaliyo  si la mid ah sida  uu u meelmaray    awood qaybsiga  4.5 ee ay wax ku qaybsadaan   qabaa’ilada Soomaalida .

Xildhibaan  Khadiija Maxamad Diiriye  oo ka mid ah Munadayaasha Barlamaanka Soomaaliya   oo Madasha ka hadashay ayaa sheegtay  in haweenka Soomaaliyeed  ay shaki ka muujinayaan hirgalinta Qoondada Haweenka,   taasi  oo  lagu Caddeeyay shirkii madasha  Hogaamiyayaasha  Qaran iyo Maamul Goboleedyada  ay ku yeesheen magaalada Muqdisho .

Qodobadii laga soo aaaray  shirkaasi  waxaa ka mid ahaa

1- In  la soo hor mariyo qoondada haweenka Soomaaliyeed ay ku yeelanayaa Xubnaha labada aqal

2-Iin ergada  51 Xubnood ee  aqalka  hoose lagu dooranaayo haweenka laga daayo.

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee todobaadkii la soo dhaafay+Sawirro

Next Post

Wajiga labaad ee shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo maanta ka furmidoona Jowhar

Next Post
Wajiga labaad ee shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo maanta ka furmidoona Jowhar

Wajiga labaad ee shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo maanta ka furmidoona Jowhar

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In