Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu dhiira gelinaayo ololaha Shacabka isu xilqaamay la dagaalanka Maleeshiyaadka Al-shabaab oo Muqdisho lagu qabtay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya oo saaka laga ciidayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan lagu dhiira gelinaayey ololaha dadka Shacabka ah ee isu xilqaamay la dagaalanka Kooxda Al-shabaab isla markaana loogu duceynaayey dadkii ku dhintay Dagaalkii ay la galeen Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Kulanka oo ay kasoo qeyb galeen Waxgarad iyo aqoonyahano ayaa loogu duceeyey dadkii ku dhintay dagaalkii ay la galeen kooxda Alshabaab, waxaa sidoo kale isbarbar taag iyo taageero loogu muujiyey dadka Soomaaliyeed ee isu xilqaamay la dagaalanka kooxda arxanka daran ee Al-shabaab.

Related posts

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026

Wax garadka ka hadlay kulanka ayaa ku nuuxnuuxsaday Muhiimada ay leedahay in ay shacabka ku baraarugaan qatarta iyo dhibaatooyinka Maleeshiyaadka Kooxda Arxanka Daran ee Al-shabaab iyagoo balan qaaday in ay isgarab taagi doonaan dadka isu xilqaamay in ay iska dulqaadaan dulmiga iyo dhibaatooyinka Kooxda Al-shabaab.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa u muuqda kuwa si wanaagsan ugu baraarugay Dhibaatooyinka ay ummadda u geystaan kooxda naxariista daran ee Al-shabaab , ayagoo bilaaway in ay isu xilqaamaan la dagaalanka Maleeshiyaadka Al-shabaab si ay iskaga xureeyaan dulmiga kooxda Al-shabaab.

Previous Post

kulan looga hadlaayey dardar gelinta barashada Farsamooyinka gacanta oo Muqdisho lagu qabtay”Sawirro”.

Next Post

Askari dhac geystay oo ay Maxkamadda Ciidamada xukuntay.

Next Post
Askari dhac geystay oo ay Maxkamadda Ciidamada xukuntay.

Askari dhac geystay oo ay Maxkamadda Ciidamada xukuntay.

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

FGS STATEMENT ON THE DEVELOPMENTS OF SOUTH WEST STATE

March 30, 2026
0

The Federal Government of Somalia has long sought to address the concerns of the South West State through measures intended...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026
0

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay in muddo ah ku mashquulsaneyd in arrimaha Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed lagu xaliyo talo ay...

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In