Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Lagu Eegayay Xeerka Xabsiyada Oo Lagu Qabtay Dhuusamareeb 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Kulan Lagu Eegayay Xeerka Xabsiyada Oo Lagu Qabtay Dhuusamareeb 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan Wadatashi ah oo ku saabsan wax ku biirinta Qabyo Qoraalka, Xeerka Xabsiyada Soomaaliya ee loo yaqaan Xeerka LR.7 oo soo baxey 1971, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb.

Madashaan waxaa kasoo qeyb galeen Mas’uuliyiin ka kala socota Wasaraddaha Cadaaladda iyo Garsoorka ee Federaalka iyo Galmudug, Saraakiisha Ciidanka Asluubta iyo Aqoon yahano kale oo ku xeel dheer arrimaha Sharciyada.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Kulankaan oo socon doona muddo labo maalmood ah ayaa noqonaya aragti ku biirintii ugu horreysay ee Wasaaradda Cadaaladda Federaalka ay kala yeelato xeerkan dowlad goboleedyada dalka,.Oo looga fadhiyo dhammaantood inay aragti ku yeeshaan,Galmudug ayaana noqotey meeshii ugu horreysay ee tashigani bilaawga u noqota.

Maxamed Nuur Maxamed Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Garsoorka Galmudug, “Muhiimad weyn ayay inoo leedahay dib u eegista xeerka LR.7,Waayo xeerkaan mahan mid la jaan qaadi karo xaaladaha iyo duruufaha Dalka kajira”

Maxamuud Guure Guuleed, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda Galmudug oo ugu dambeyn xusey Ayaa yiri ” Inaan ka fikirno dadka Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku jiraan Xabsiyada,Waxaa inaga saaran waajib,Una baahan yihiin in la dhowro Xaqooda”.




Tags: Kulan Lagu Eegayay Xeerka Xabsiyada Oo Lagu Qabtay Dhuusamareeb
Previous Post

Ra’iisal wasaare Xamsa oo faray madaxda iyo shacabka in si isku mid ah dagaalka argagixisada looga qeyb qaato

Next Post

Agaasimaha Madaxtooyada KGS Oo Kulan La Qaatay Madaxda Hay’adda UNHCR 

Next Post
Agaasimaha Madaxtooyada KGS Oo Kulan La Qaatay Madaxda Hay’adda UNHCR 

Agaasimaha Madaxtooyada KGS Oo Kulan La Qaatay Madaxda Hay'adda UNHCR 

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In