Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu xoojinayo Nabad gobolka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu xoojinayo Nabad gobolka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ahaa mid lagu uujinayo yididiilada loo qabo mira dhalka dadaalada nabada iyo dib uheshiisiinta beelaha soomaaliyeed ee ku nool deegaanada gobalka Mudug sidoo kalana lagu taageerayay kulamada dib uheshisiinta ee ka qabsoomay mudooyinkii u danbeeyay gobalka Mudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Galkacyo ee gobalka mudug.

Kulankaan oo ay ka qeyb galeen waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Galkacyo ayaa lagu soo dhaweeyay go’aanada kasoo baxay shirarka dib uheshiisiinta iyadoona waxgaradku ay ku baaqeen fulinta iyo qaadashada qodabada lagu qeexay heshiisyadii nabadeed ee gobalka

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhanka kulanka waxa laga soo saaray  baaq  in dhamaan beelaha gobalka Mudug ay ka wada qeyb galaan dadaalada nabada si gobalka mudug uu u noqdo meel lagu daydo

Previous Post

30 Sano Kadib xiriirka Soomaaliya iyo Bangiga Aduunka oo soo laabtay (Qormo)

Next Post

Wasiirka Waxbrashada oo dhagax dhigay dhismaha Dugsiga sare ee degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool

Next Post
Wasiirka Waxbrashada oo dhagax dhigay dhismaha Dugsiga sare ee degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool

Wasiirka Waxbrashada oo dhagax dhigay dhismaha Dugsiga sare ee degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In