Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga arrinsanayo qoondada haweenka 30% oo lagu qabtay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Kulan looga arrinsanayo qoondada haweenka 30% oo lagu qabtay Dhuusamareeb “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan  ay soo qaban qaabiyeen gudigga u ololeeynta iyo xaqiijinta qoondada Haweenka ugu yaraan 30% ee Baarlamaanka Federaalka Iyo Wasaaradda Haweenka Galmudug ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb.

Waxaa kasoo qeyb galay  haweenka  katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ,Galmudug, Musharaxiinta haween ah ,Xubno ka socday ururada Bulshada Rayadka ee u dooda xuquuqda haweenka.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026

Ugu horreeyn agaasimaha guud ee Wasaradda Haweenka Galmudug Maxamed Cali Alaale ayaa furay kulanka,isagoo ka waramey Galmudug iyo kuraasta haweenka ee ilaa iyo hataan la doortay.

Sidoo kale qaar ka mid ah ka qeyb galayaasha oo isugu jiray Musharaxiinta haweenka ah iyo Haweenka u ololeeya in fursad loo siiyo Haweenka ayaa ugu baaqay Madaxda Soomaalida ee ka dhabeynta qoondada haweenka.

Ugu dambeyn Batuulo Sheekh Axmed Gaballe, guddoomiyaha Ururka  Haweenka Qaranka ahna gudoomiyaha guddigga  xaqiijinta qoondada matalaadda Haweenka ee goleyaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si cad u dul istaagtey in Galmudug ay hoos uga dhacdey qaybtii laga filayay ee qoondada haweenka soo baxay Labada Aqal.

Previous Post

Golaha Wasiirada Jubbaland oo ansixiyay nashqadaynta guryaha Jubaland “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Duulista Hawada oo la kulmay madaxda diyaaradaha dalka ka howlgala “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Duulista Hawada oo la kulmay madaxda diyaaradaha dalka ka howlgala “SAWIRRO”

Wasiirka Duulista Hawada oo la kulmay madaxda diyaaradaha dalka ka howlgala "SAWIRRO"

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo War-saxaafadeed ka soo saartay hannaanka Amniga

February 1, 2026
0

Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xiigeennada Jaamacadda Ummadda

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xiigeennada Jaamacadda Ummadda

February 1, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan xilalka Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In