Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Looga Hadlayay Dadkii Ku Waxyeeloobay Qaraxii Zoobe2 Oo Lagu Qabtay Wasaaradda Hawlaha Guud

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Kulan Looga Hadlayay Dadkii Ku Waxyeeloobay Qaraxii Zoobe2 Oo Lagu Qabtay Wasaaradda Hawlaha Guud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sh. Bashiir, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maxamed, Agaasimaha guud Axmed Maxamed Iimaan, Agaasime waaxeedyada iyo Shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradda ayaa maanta isugu yimid kulan looga arrinsanayey gurmadka dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii Zoobe2.

Wasiir Ismaaciil Cabdiraxmaan Sh. Bashiir oo ka hadley kulanka ayaa sheegey in looga baahanyahay madaxda & shaqaalaha Wasaaradda in ay garab istaagaan dadka shacabka ah ee ku dhaawacmay iyo ehelada kuwii ku shahiiday qaraxyadii ay argagixisadu kula beegsatay isgoyska Zoobe.

Related posts

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

April 7, 2026

Waxaana ugu dambayntii la isku raacay in si buuxda loo garab istaago, gargaarna loo fidinayo dadkii ku dhaawacmay qaraxyadaasi, isla markaana dhiig & dhaqaaleba laga qayb qaadato.

Previous Post

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda oo ballan qaaday in aay shaqo abuur iyo maalgelin u sameyn doonto dadkii ku hanti beelay qaraxii Soobe2.

Next Post

Wasiir ku xigeenka Qorsheynta XFS Oo kormeeray Xarunta Olalaha Loogu Gurmanayo Dhaawacyada Qarixii Zoobe2

Next Post
Wasiir ku xigeenka Qorsheynta XFS Oo kormeeray Xarunta Olalaha Loogu Gurmanayo Dhaawacyada Qarixii Zoobe2

Wasiir ku xigeenka Qorsheynta XFS Oo kormeeray Xarunta Olalaha Loogu Gurmanayo Dhaawacyada Qarixii Zoobe2

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

April 7, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan...

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In