Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay horumarinta Baydhabo oo lagu qabtay isla magaaladaasi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay horumarinta Baydhabo oo lagu qabtay isla magaaladaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga arrinsanaayey sida ugu habboon ee Bulshadu uga qeyb qaadankaraan dib u dhiska Magaalada Baydhabo islamarkaasina uu soo qabanqaabiyey gudoomiyaha G/Baay ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

Xafladan oo Qaaraan loogu uruurinayo  horumarinta magaalada Baydhabo,  waxaa si wadajir ah u soo qaban qaabiyey maamulka Gobolka Bay iyo gudiga horumarinta Degmada Baydhabo ee Danwadaag, waxaana Ka qeybgaley  qaar ka mid ah Ganacasatada Magaalada Baydhabo.

Related posts

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

February 23, 2026

Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray sidii waddooyin casri ah loogu dhisi lahaa magaalada Baydhabo islamarkaana dib u dayactir loogu sameeyn lahaa wadooyinka burbursan iyadoo bulshada lagu boorinayo iney ka qeybqaataan horumarinta magaalada Baydhabo.

Gudoomiyaha gobolka Baay mudane C/rashiid C/laahi Maxamed .iyo Maxamed Shariif “Kuwaarti” oo isaguna ka socoday gudiga hormarinta Degmada Baydhabo ee Danwadaag oo iyagu ka hadlay munaasabadaasi ayaa bulshada reer Baydhabo ku boorriyay iney hormuud ka noqdaan horumarinta magaaladaasi.

Gudoomiyaha Rugta ganacasiga maamulka Koofur Galbeed Axmed Macalin oo ku hadlaayey Afka Ganacasatada magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ay muhiimtahay  in bulshada ay isku tashato  islamarkaasina ka qeybqaataan dib udhiska dalkooda hooyo.

Previous Post

Madaxweynaha oo mar kale ku baaqay in la dhowro nidaamka doorashada 2016

Next Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 22-9-2016

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 22-9-2016

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

February 23, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Australia Danjire Dr Faysal Axmed Salaad ayaa si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga...

Wasiirka Hawlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Wasiirka Hawlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

February 23, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa si rasmi...

Taliyaha Qaybta Guud ee booliska oo guddoomiyey kulanka xoojinta Amniga Caasimadda

Taliyaha Qaybta Guud ee booliska oo guddoomiyey kulanka xoojinta Amniga Caasimadda

February 23, 2026
0

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo ay isugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In