Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Kumanaan duulimaadyo oo loo baajiyay duufaanno, baraf iyo masiibada Corona’ dunidda oo dhan

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Kumanaan duulimaadyo oo loo baajiyay duufaanno, baraf iyo masiibada Corona’ dunidda oo dhan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In ka badan 4,400 oo duulimaadyo ayaa la hakiyay guud ahaan adduunka oo dhan, sababo la xiriira isbadelka Cimlada iyo cudurka safmarka ah ee COVID-19 oo sii kordhaya gaar ahaan noociisa cusub ee Omikroon.

Duufaanta Jiilaal ayaa Sabtidii ku dhufatay magaalada Chicago ee dalka Maraykanka, waxaa ay geesatay khasaaro lixaad leh, sida saxaafadda gudaha laga soo xigtay.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

March 28, 2026

Dad badan ayaa ku go’doonsanaa garoomada diyaaradaha Maraykanka tan iyo habeenimadii Sabtidii gaar ahaan magaalooyinka Washington iyo San Francisco.

In ka badan 2,600 oo duullimaad ayaa Maraykanka kaliya la hakiyay sababo la xira qabow iyo baraf dartiis, sidoo kale in ka badan 4,400 oo duulimaad ayaa la hakiyay adduunka oo dhan ah sida laga soo xigtay barta shirkadda FlightAware.

Si kastaba, dad badan ayaa dib uga dhacay in ay diyaarado helaan ama ay gaaraan qoysaskooda intii lagu gudajiray safarkoodii.

Garoomada diyaaradaha ayaa lagu arkayay Carruur badan oo daalan iyo qoysaska qaar oo ka walwasan dib u dhaca ku yimid safaradooda duulimaadyada.

Xanuunka COVID-19 noociisa cusub ee Omikroon ayaa cabsi ku abuuray dad badan oo ku nool dunidda, waxaana dowladaha hormaray ay billaabeen in ay dadka waayeelka ah ay siiyaan tallaalka lagula dagaallamayo xanuunka aafada ah.

Previous Post

Ciidanka xoogga oo howlgalo ka dhan ah argagixisada ka sameeyey duleedka Balcad

Next Post

Bulshada Garoowe oo looga digay inay ku milmaan colaad beeleedyo ka dhacay deegaanka Saaxi Maygaag

Next Post
Doorashada Aqalka Hoose oo goordhaw ka bilaabaneysa magaalada Garoowe

Bulshada Garoowe oo looga digay inay ku milmaan colaad beeleedyo ka dhacay deegaanka Saaxi Maygaag

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS ayaa maanta xarigga ka jaraya wadada laamiga ah ee xiriirisa isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha, taas oo maamulka...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Maputo):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta, ayaa galabta ciyaaray kulan muhiim ah oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca...

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In