Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

La taliyihii madaxweynihii hore maraykanka oo dacwad lagu soo oogay

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
La taliyihii madaxweynihii hore maraykanka oo dacwad lagu soo oogay

NEW YORK, NY - AUGUST 20: Former White House Chief Strategist Steve Bannon exits the Manhattan Federal Court on August 20, 2020 in the Manhattan borough of New York City. Bannon and three other defendants have been indicted for allegedly defrauding donors in a $25 million border wall fundraising campaign. (Photo by Stephanie Keith/Getty Images)

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Lataliyihii mudada dheer ee madaxweynihii hore maraykanka Donald Trump, Mr Stephen Bannon ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu diiday amar maxkamadeed oo ay sameeyeen guddiga gaarka ah ee Congress-ka ee baaraya weerarkii dhimashada dhaliyay ee  ka dhacay 6-dii bishii Janaayo Capitol-ka Mareykanka.

Bannon ayaa lagu soo oogay laba dacwadood oo ku sabsan gabood fal iyo quursi, waaxda cadaaladda ayaa bayaan ay soo saartay Jimcihii ku sheegtay in Stephen Bannon  uu diiday inuu soo saaro dukumentiyadii la weeydiiyay.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Washington Merrick Garland ayaa yiri: “Tan iyo maalintii ugu horeysay ee aan xafiiska qabto, waxaan u balan qaaday shaqaalaha waaxda cadaaladda in si wadajir ah aan u tusi doono shacabka Mareykanka Af iyo Adinba in waaxdu u hogaansanto sharciga, oo ay raacdo xaqiiqda, si cadaaladda loogu sinaado”.

Xeer-ilaaliyeyaasha federaalka ee Washington oo ka helay dacwadda xeer-beegtida ayaa tallaabadan ku sheegay in ay tahay mid sharciga muhiim u ah.

Waaxdda Cadaaladda Mareykanka ayaa  ku dhaqaaqday intii uu xilka hayay Madaxweyne Joe Biden, dhowr talaabbo oo baaritaanno balaaran lagula sameynaayo dad horay dalka Mareykanka Xilal ugu soo qabtay.

Previous Post

Kursiga Todobaad ee Aqalka sare oo loo doortay Senator Cabdi Qeybdiid

Next Post

Senatort-kii ugu dambeeyay Aqalka Sare oo la doortay

Next Post
Senatort-kii ugu dambeeyay Aqalka Sare oo la doortay

Senatort-kii ugu dambeeyay Aqalka Sare oo la doortay

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In