Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Lixda kursi ee maanta lagu doortay Baydhabo

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Lixda kursi ee maanta lagu doortay Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga maamulka doorashada Koofur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabanaya doorashada lix kursi oo kamid ah Golaha Shacabka.

Lixdaas kursi waxaa ku soo baxay Aadan Maxamed Cali oo ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP253, isagoo heley 70 cod halka murashaxii la tartamayay oo ahaa Cabduqaadir Ibraahim Buulle uu keensaday 21 cod, iyadoo tirada guud ee ergada doorashada aheyd 92 qof.

Related posts

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026
Aadan Maxamed Cali oo maanta ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay #HOP253

Cabdulaahi Maxamed Cali waxaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP178 ee Golaha Shacabka, isagoo heley 70 cod halka murashaxii la tartamayay oo ahaa Bille Xasan Cabdi uu uruursaday codad gaaraya 25 cod.

Cabdulaahi Maxamed Cali waxaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay #HOP178

Axmed Sheekh Maxamed oo loo yaqaano Mashruuc ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP050, waxaa uu heley 80 cod oo kamid ah 97 ergo oo codkooda dhiibtay murashaxii la tartamayay oo ahaa Maxamed Ibraahim Aadan ayaa heley 14 cod.

Axmed Sheekh Maxamed oo loo yaqaano Mashruuc ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay #HOP050.

Jaamac Taqal Cabaas waxaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP230 oo kamid ah Golaha Shacabka baarlamaanka 11 aad, isagoo heley codad gaaraya 77 cod oo kamid 100 ergo oo codadkooda ka dhiibtay doorashada, murashaxii la tartamayay oo ahaa Cabdi Cali Cumar ayaa keensaday 23 cod.

Jaamac Taqal Cabaas oo ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay #HOP230

Ismaaciil Iidow Maxamed ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP275, isagoo heley 71 cod oo kamid ah 90 ergo oo doorashada ka qeybgalay, halka murashaxii la tartamayay oo ahaa Cabdisataar Xasan Cali uu xaqiijiyay 16 cod.

Ismaaciil Iidow Maxamed oo ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay #HOP275

Mukhtaar Maxamed Guuleed ayaa sidoo kale maanta lagu doortay magaalada Baydhabo isagoo ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP183 waxaana uu heley 83 cod oo kamid ah 100 ergo oo codkooda dhiibtay, halka murashaxii la tartamayay oo ahaa Xuseen Cali Aadan uu keensaday 16 cod.

Mukhtaar Maxamed Guuleed oo ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay #HOP183
Previous Post

Wasiirka amniga oo shir kaga qeybgalay Tunisa +Sawirro

Next Post

Laftagareen oo munaasabad dhaarin ah ka qeyb galay “SAWIRRO”

Next Post
Laftagareen oo munaasabad dhaarin ah ka qeyb galay “SAWIRRO”

Laftagareen oo munaasabad dhaarin ah ka qeyb galay "SAWIRRO"

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

Jabuuti oo maanta laga xusayo sanad guuradii 49-aad ee xornimada dalkaas

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In