Thursday, February 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamule KMG ah oo loo magacaabay Furdada Canshuuraha ee Dekedda Muqdisho+Sawirro

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Maamule KMG ah oo loo magacaabay Furdada Canshuuraha ee Dekedda Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa maamule KMG ah u magacaabay Furdada Canshuuraha Dakadda Muqdisho.

Xasan Cabdicasiis Axmed (Baashe) ayaa loo magacaabay in uu noqdo Maamulaha cusub ee Kumeel gaar ka ah ee Furdada Xamar, isagoona isla maanta loo dhaariyay inuu shaqada si hufan u sii wado.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

February 12, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

February 12, 2026

Dhamaan Xafiisyada Shaqada Canshuuraha ee Dakadda Muqdisho ayaa sidoodii caadiga ahaa u shaqeynaya iyadoona maamulaha cusub uu si toos ah shaqada u guda galay.

Previous Post

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo ka hadlay kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka

Next Post

Guddiga Maaliyadda ee G/Shacabka oo la kulmay Hanti dhowraha Guud ee Qaranka+Sawirro

Next Post
Guddiga Maaliyadda ee G/Shacabka oo la kulmay Hanti dhowraha Guud ee Qaranka+Sawirro

Guddiga Maaliyadda ee G/Shacabka oo la kulmay Hanti dhowraha Guud ee Qaranka+Sawirro

Somalia–South Sudan Foreign Ministers Hold Bilateral Talks

Somalia–South Sudan Foreign Ministers Hold Bilateral Talks

February 12, 2026
0

On the margins of the 48th African Union Executive Council meeting, the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of...

Somalia-Nigeria Strengthen Bilateral Engagement

Somalia-Nigeria Strengthen Bilateral Engagement

February 12, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali, held a bilateral...

Somalia and Sierra Leone Deepen Diplomatic Coordination at the AU

Somalia and Sierra Leone Deepen Diplomatic Coordination at the AU

February 12, 2026
0

On the margins of the 48th Ordinary Session of the African Union Executive Council, the Minister of Foreign Affairs and...

Somalia Meets UN Special Envoy for the Horn of Africa on the Sidelines of the African Union

Somalia Meets UN Special Envoy for the Horn of Africa on the Sidelines of the African Union

February 12, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali, held a bilateral...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In