Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka gobolka Banaadir oo mamnuucay suuqa been abuurka Cabdalla shideeye

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Maamulka gobolka Banaadir oo mamnuucay suuqa been abuurka Cabdalla shideeye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane iyo gudoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasadda iyo Amniga ee gobokka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Suuqa Bakaaraha ayaa ku dhawaaqay in si rasmi ah loo mamnuucay jiritaanka suuqa lagu sameeyo dukumentiyada been abuurka ah ee loo yaqaano C/lla Shideeyo.

Mas’uuliyiinta ayaa uga digay dadka ku shaqeeysta Been abuurka Cabdalla Shideeyo iney sii wadaan howlaha suuqaasi, iyagoo ku gooddiyay in sharciga la hor geyn doono ciddii lagu arko iyadoo ku howlan shaqada been abuurka ah ee Cabdalla shideeyo.

Related posts

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 5, 2026

C/fitaax Cumar Xalane Afhayeenka maaamulka gobolka Banaadir ayaa tilmaamay in hey’adaha ammaanku ay il gaar ah ku heyn doonaan dadka ku howlan been abuurka Cabdala Shideeye, islamarkaana talaabo adag laga qaadi doono ciddii lagu qabto arrintaasi.

Afhayeenka ayaa hadalkan ka sheegay munaasabad lagu soo bandhigayay natiijada howlgal ay maanta ciidamadu ka sameeyeen suuqa Bakaaraha, kaasoo lagu soo qabtay Afar qofood oo lagu tuhmayo iney ka tirsanyihiin maleeshiyaadka Shabaab.

Previous Post

Dood fool ka fool ah oo xalay dhex martay Hillary Clinton iyo Donald Trump

Next Post

Ciidamada XDS ee Danab oo howlgal ku dilay maleeshiyaad ka tirsana Shabaab

Next Post
Ciidamada XDS ee Danab oo howlgal ku dilay maleeshiyaad ka tirsana Shabaab

Ciidamada XDS ee Danab oo howlgal ku dilay maleeshiyaad ka tirsana Shabaab

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 5, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

March 5, 2026
0

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu...

Danjire Ilyaas oo ka qeybgalay shirka EAC

Danjire Ilyaas oo ka qeybgalay shirka EAC

March 5, 2026
0

Danjire Ilyaas Cali Xasan, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Tanzania isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In