Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka oo Baydhabo ku dhagax dhigay waddo muhiim ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka oo Baydhabo ku dhagax dhigay waddo muhiim ah “SAWIRRO”

SAMSUNG CAMERA PICTURES

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamula Gobolka iyo kan degmada Baydhabo ayaa manta magaalada Baydhabo ay ku dhagax dhigeen mid kamid ah Waddooyinka magaalada oo si aad ah u burbursaneed, taas oo muhiim u ah  marinka Gaadiidka

Xilli magaalada Baydhabo ay ka socodaan Mashaariico aad u farabadan oo lagu dhisayo Waddooyin laga barbartaagayo leerarka ku shaqeeya Cadceedda ama Soolarka  ayaa waxaa maanta la dhagaxdhigay mid ka mid ah Wadooyinka magaalada oo marinka gaadiidka Muhiim uh.

Related posts

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026

Wadadan oo lagumagacaabo 30 ka isla markaasina ka mid aheyd Wadooyinka sida aadka ah u burburay dhoor iyo labaatankiisano Dalkeenu uu kujiray Dawlad la aanta ayaa waxaa maanta si wadajir ah u dhagax dhigay Gudoomiyaha Gobolka Baay Mudane Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed iyo Duqa Degmada Baydhabo Cabdullaahi Cali Watiin

Waddada ayaa waxaa dhismaheeda Iskakaashanaya Hay’adaha DDG, DRC iyo waliba Shabaka magaalada Baydhabo. Waxaana  Dhirarkeedu uu gaaraya  3km balac wadada waa 20 mitir, waxaana mashruuca lagu dhisayo wadada lagu magacaabaa “Waxkeen aan wax kuudhise oo ay wadan Hay adaha DRC Iyo DDG oo bulshada lagu dareensiinayo in iyaga Dalkooda ay Dhisan karaan.

Dhagax Dhiga kadib waxaa Warbaahinta lahadley injineerka wadada dhisi doona oo lagu magacaabo Injineer Mahad Maxamuud Cali oo sheegay in dhismaha waddadan ay muhiim u tahay isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha.

Guddoomiyaha Gobolka Baay Mudane Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed iyo duqa Degmada Baydhabo Cabdullaahi Cali Watiin ayaa si iskumid ah u faafahiyey ahmiyada dhismaha waddadan ay u leedahay bulshada magaalada Baydhabo gaar ahaan  Gaadidlayda.

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES

SAMSUNG CAMERA PICTURES
Siraaji Sheekh Isxaaq
Previous Post

Shirka Golaha Wasiirrada oo Qodobo kala duwan looga hadlay

Next Post

Wasiirka Amniga “Weerarkii Halgan waxaa lagu dilay 240 ka tirsan Al-Shabaab” DHAGEYSO

Next Post

Wasiirka Amniga “Weerarkii Halgan waxaa lagu dilay 240 ka tirsan Al-Shabaab” DHAGEYSO

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In