Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka magaalada Galkacyo ee Galmudug oo Bulshada Docol ugu deeqay Matoor (Sawirro)

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka magaalada Galkacyo ee Galmudug oo Bulshada Docol ugu deeqay Matoor (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masuuliyiinta Maamulka degmada Galkacyo ee Galmudug ayaa maanta ugu deeqay maamulka Iyo Bulshada degaanka Docol oo Mudooyinkii u danbeyay cabashooyin is daba joog ah loo xariira dhanka Matoorada Biyaha ay kasoo yeerayeen Matoor loogu tala galay in Bulshada deegaankaasi ay uga faa’iideeystaan baahida Biyaha iyo Korantada.

Gudoomiye ku xigeenka degmada Galkacyo Cabdiraxmaan Maxamed Axmed oo Warbaahinta Qaranka Kula hadlay madasha ayaa ka warbixiyay daddaalka maamulka degmadu ay u geleen in Bulshada deegaanka Docal loo helo Matoor dabooli Kara baahiyahooda dhanka Biyaha Iyo Korantada.

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

Gudoomiyaha deegaanka Docol Mukhtaar Sheekh Cabdiraxmaan Shekh Nuur ayaa isna dhankiisa ka mahad celiyay Matoorkan loogu deegay ayaa sheegay in ay baahi weyn ay u qabeen Matoorkan maanta la siiyay, islamarkaana uu dabooli doono baahiyda Biyaha iyo Korantada ee ka Jiray deegaanka Docal.

Previous Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Bulshada

Next Post

Madaxda Turkiga iyo Qadar oo kawada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya

Next Post
Madaxda Turkiga iyo Qadar oo kawada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya

Madaxda Turkiga iyo Qadar oo kawada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In