Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madasha Qaran ee Hormarinta Ganacsiga Beeraha oo lagu soo gabagabeeyey Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Madasha Qaran ee Hormarinta Ganacsiga Beeraha oo lagu soo gabagabeeyey Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Maxamed Maxamuud ayaa maanta soo xiray shirka Madasha Qaran ee sanadlaha ah ee Hormarinta Ganacsiga Beeraha oo mudada labada cisho ah ee uu socday ay ka qeyb galayaashu isku waydaarsadeyn fikrado iyo tusaalooyin wax ku oola oo lagu Horumarin karo Ganacsiga Beeraha, Suuq geyna loogu sameyn karo beeraleyda Soomaaliyeed si loo dhiirigaliyo wax soo saarka dalka.

Madashan oo qeyb ka ah dadaalada ay wasaaradu ugu jirto hormarinta Beeraha Dalka ayaa qodobada kasoo baxay waxaa lagu dabaqi doonaa shirka xiga oo dhici doona sanadka soo socda sida ay sheegtay Agaasimaha waaxda Horumarinta Ganacsiga Beeraha Sowdo Mire Cismaan.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Agaasimaha waaxda waraabka Koonfur Galbeed Cabdifitaax Aadan Cabdiraxmaan oo ku hadlay magaca maamul Goboleedya ayaa sheegay in iyaga oo iskashanaya ay ka shaqeyn doonaan Horumarinta Beeraha iyo kobcinta wax soo saarka.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamuud Maxamed Maxamuud oo shirka soo xiray ayaa xusay inay xoojin doonaan kobcinta wax soo saarka iyo dhiirigelinta beeraleyda Soomaaliyeed, si loo gaaro isku filnaansho dhanka cunada ah.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta oo ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Marxuum Cabdinaasir

Next Post

Guddiga Kheyraadka Dabiiciga ee BJFS oo kulan la qaatay Wasiirka Batroolka

Next Post
Guddiga Kheyraadka Dabiiciga ee BJFS oo kulan la qaatay Wasiirka Batroolka

Guddiga Kheyraadka Dabiiciga ee BJFS oo kulan la qaatay Wasiirka Batroolka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In