Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Marxuum Cabdinaasir

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta oo ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Marxuum Cabdinaasir
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa shacabka Soomaaliyeed, bahda fanaaniinta iyo eheladiisa uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Fanaan, Muusikiiste Marxuum Cabdinaasir Macalin Ceydiid oo ku geeriyooday dalka Ethiopia.

Wasiirka ayaa sheegay in Marxuumka uu wax badan u soo qabtay dalka iyo dadkaba, isla markaana uu Alle uga baryayo inuu ka waraabiyo naxariisto janno.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

“Anigoo ku hadlaya magaca Wasaaradda iyo dhammaan shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, waxaan tacsi u dirayaa qoyska, ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariisto fanaan/muusikiste Cabdinaasir Macalin Caydiid oo ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Waxaan Ilaahay uga baryayaa inuu naxariistii Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, ehelka iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. Innaa Lillahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun”. Ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta.

Previous Post

Wasiir Daa’uud “Garsoor hufan oo caddaalad ah waa aas-aaska dib u yegleelida dowlad Soomaaliyeed oo awood leh”.

Next Post

Madasha Qaran ee Hormarinta Ganacsiga Beeraha oo lagu soo gabagabeeyey Muqdisho

Next Post
Madasha Qaran ee Hormarinta Ganacsiga Beeraha oo lagu soo gabagabeeyey Muqdisho

Madasha Qaran ee Hormarinta Ganacsiga Beeraha oo lagu soo gabagabeeyey Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In