Saturday, February 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madax ka socotay hay’adda WHO oo booqday goobaha Caafimaadka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Madax ka socotay hay’adda WHO oo booqday goobaha Caafimaadka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafida ka socday Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa booqasho ku tagey Sheybaarka Dhexe, Isbitaalka Martiini iyo Machadka Caafimaadka Qaranka.

Wafdigaan waxaa xarumaha kusoo dhaweeyey Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka ahna Agaasimaha waaxda Daaweynta Qalabka iyo Xarumaha Wasaarada Caafimadka Dr. Maxamed Maxamuud Cadoow.

Related posts

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Ujeedadda booqashadda wafdiga waxa uu ahaa u kuur gelidda habsimi u socodka holwaha shaqo ee meelaha ey booqdeen, waxayna bogaadiyeen howsha baaxadda leh ee ka socota.

Sidoo kale wafadiga ayaa ka dhageestay warbixino madaxda qeybaha ay booqdeen taas oo ku saabsan holwaha ay bulshadda Soomaliyeed u ahayaan, iyo caqabadaha jiro.

Ugu dambayn Wafdiga, ayaa ballan qaaday in ay kala shaqeyn doonaan Wasaaradda Caafimaadka wixii caqabado ah oo jiro iyo sidoo kale in ay bogaadinayaan howlaha aad ka u baaxadda weyn ee ka socda goobaha Caafimadka.

Previous Post

Ciidanka NISA oo soo qabtay shabkad ka tirsan Khawaariijta oo diyaarisay weerar ay ku galaan Beerta Nabadda

Next Post

Somali Security Forces Thwart Al-Shabaab Attack on Peace Garden in Mogadishu

Next Post
Somali Security Forces Thwart Al-Shabaab Attack on Peace Garden in Mogadishu

Somali Security Forces Thwart Al-Shabaab Attack on Peace Garden in Mogadishu

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In