Wednesday, February 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda SoDMA oo kulan la yeeshay Wasiirradda Gargaaka D.gobaleedyada

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Madaxda SoDMA oo kulan la yeeshay Wasiirradda Gargaaka D.gobaleedyada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxda Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ugu horeeyo Guddoomiyaha Hay’adda Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Guddoomiye ku-xigeenka Mudane Dr Axmed Cabdi Aadan, ayaa kulan la qaatay Wasiirradda Wasaaradaha gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee Dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir.

Kulanka oo ka dhacay xarunta dhexe ee Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka, ayaa waxaa looga hadlay ajandaha shirka Madasha Arrimaha Bini’aaddanimada ee maalinta barri ah ka furmi doono magaalada Muqdisho.

Related posts

Tartamayaasha Xudur oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Xudur oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 24, 2026
Danjire Fatxudiin oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Kazakhstan

Danjire Fatxudiin oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Kazakhstan

February 24, 2026

Shirkaas oo la filaalo inay kasoo qeybgalaan Madaxda hay’adaha deeqda bixiyaan iyo mas’uuliyiin ka socda dowladda Federaalka iyo maamul gobaleedyada,ayaa lagu wadaan in looga hadlo arrimaha gargaarka dadka tabaalaysan,siddii dhammaan dadka Barakacayaasha ah loo gaarsiin lahaa waxyaabaha ay u baahan yihiin oo nolasha aas aasi u ah.

Previous Post

Southwest State reconciliation conference concluded in Baidoa

Next Post

Wasiirka Qorsheynta XFS oo furay shirka looga hadlaayo Tirakoobka Shacabka Soomaaliyeed 

Next Post
Wasiirka Qorsheynta XFS oo furay shirka looga hadlaayo Tirakoobka Shacabka Soomaaliyeed 

Wasiirka Qorsheynta XFS oo furay shirka looga hadlaayo Tirakoobka Shacabka Soomaaliyeed 

Tartamayaasha Xudur oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Xudur oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 24, 2026
0

  Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos...

Danjire Fatxudiin oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Kazakhstan

Danjire Fatxudiin oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Kazakhstan

February 24, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Maxamed, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Kazakhstan, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

February 24, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka

February 24, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka, kana turjumaysa rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, iyadoo la ilaalineysa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In