Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Dalka Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Hindiya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Dalka Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Hindiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Hindiya ayaa la kulmay madaxweynaha wadankaasi, iyagoo ka wada hadlay labada madaxweyne arrimo kale duwan oo la xiriira xiriirka labada wadan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa kala hadlay dhigiisa dalka Hindiya xoojinta Xiriirka Soomaaliya iyo Hindiya iyo sidii la isaga kaashan lahaa arrimo ay ka mid yihiin ganacsiga iyo horumarinta kheyraadka dalkeena Hooyo.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026
Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

February 22, 2026

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa inta ay ku sugan yihiin dalkaasi Hindiya waxa ay kulamo gaar gaar ah ay la qaadan doonaan madax ka tirsan Caalamka oo shirkaasi ka qeyb galaya islamarkaana ka wada hadli doonaan arrimo kale duwan saldhig u ah horumarint Soomaaliya.

Shirka Afrika iyo Hindiya waxaa horey loogu qabtay magaalooyinka Addis Ababa iyo New Dalhi, waxaana sannadkani ka qeybgalaya dhamaan 54 wadan ee Afrika ay ka koobantahay, waxaana la filayaa mudada uu socdo in lagu soo bandhigo fursadaha Afrika yaalla iyosida Hindiya dowlad iyo shacab u maalgashan karaan.

Dalka Hindiya ayaa ka mid ah wadamada saaxibka dhow la ah qaarada Afrika waxaana waddamo badan oo Afrikan ah ka jooga shaqaale iyo maalqabeeno ganacsiyo ku leh Qaaradani.

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

BAYAAN: Tilmaamaha Hab-raaca hannaanka doorashada 2016-ka

Next Post

BAYAAN: Tilmaamaha Hab-raaca hannaanka doorashada 2016-ka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

February 22, 2026
0

Hey'adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad...

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

February 22, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdulqaadir Cali, ayaa guddoomiyay kulanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In