Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay waddo isku xirta magaalada iyo Garoonka diyaaradaha “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay waddo isku xirta magaalada iyo Garoonka diyaaradaha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan Wasiirka Howlaha Guud iyo Duqa magaalada Gaalkacyo ayaa dhagax dhigay wajiga koowaad mashruuc lagu dhisayo waddada isku xirta magaalada iyo Garoonka Diyaaradaha ee Gaalkacyo.

Mashruuca lagu dhisayo waddadan ayaa waxaa maalgaliyay Midowga Yurub, waxaana maamuli doona Dowlad Goboleedka Galmudug.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale oo ugu horeyn ka hadlay dhagax dhiga biloowga dhismaha waddada ayaa xusay in Gaalkacyo ahmiyada gaar ah u ledahay dhismaha waddadan

Xildhibaan Ubax Tahliil Warsame ayaa balan qaaday in kaalinteeda gaarka ah ay ka qaadan doonto qurxinta waddada oo ay xustay in ay ugu tabaruceyso kun geed.

Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud ee Galmudug Axmed Dhiblaawe Casir ayaa xusay in dadaal dheer loo galay mashruucaan iyo mashaariic kale oo ay gacan ka siinayaan hirgalinteeda Midowga Yurub

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa dhankiisa sheegay in ay ku dadaali doonaan in waddadaan laga dhigo mid laamiya,  iyadoo la isku tashanayo, lagana faa’iideysanayo mashaariicda lagu horumarinayo deegaannada Galmudug.

Previous Post

Election preparations begin

Next Post

Wasaaradda Ganacsiga Galmudug oo Baarlamaanka horgaysay sharciga shirkadaha ganacsiga “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Ganacsiga Galmudug oo Baarlamaanka horgaysay sharciga shirkadaha ganacsiga “SAWIRRO”

Wasaaradda Ganacsiga Galmudug oo Baarlamaanka horgaysay sharciga shirkadaha ganacsiga “SAWIRRO”

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In