Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xueeen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.
Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa Magaalada Muqdisho u yimid ka qeybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah.