Tuesday, June 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha India oo shacabka Soomaaliyeed u hambalyeeyay

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha India oo shacabka Soomaaliyeed u hambalyeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka India Pranab Mukherjee ayaa maanta oo Talaado ah salaam u soo direy dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed munaasabadda xuska maalinta xoriyadda Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ku began 1 July.

Dhambaalka hambaliyada ah oo uu y soo direy madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayuu madxweyne Mukherjee waxaa uu ku yiri” tani waxaa ay I siinaysaa faraxd aad u weyn,waxaan u hayaa salaan diiran iyo hambalyo shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya munaasabadda maalinta qaranka”.

Related posts

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

June 30, 2026

Madaxweynaha India ayaa sheegay in dowladaha India iyo Soomaaliya ay ka dhaxeyso xiriir saaxiibtinimo oo qoto dheer.

Waxaa ku kalsoonahay in Soomaaliya ay sii wadi doonto horumarka dhanka nabadda,dhismaha hey’adaha dowliga iyo kaabiyaasha dhaqaalaha maalmaha soo socoda, waxaan rajeynayaa in uu sii socon doono wada shaqeynta labada dhinac taas oo ku salaysan danaha labada dowladood.

Isha warkan: business-standard

Previous Post

Faallo:- Xuska 26-ka Juun oo noqotay tii ugu balaarneyd ee lagu qabto Muqdisho

Next Post

Kulan looga hadlayay tayaynta umulasad oo Baydhabo lagu qabtay

Next Post
Weerar Kooxda UGUS ay Ku Qaadeen Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Ee Beydhabo Oo Ciidamada ay Fashiliyeen

Kulan looga hadlayay tayaynta umulasad oo Baydhabo lagu qabtay

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

June 30, 2026
0

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka...

Danjire Jaamac oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dhiirigelinta Maalgashiga Dalka Burkina Faso

Danjire Jaamac oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dhiirigelinta Maalgashiga Dalka Burkina Faso

June 30, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan miro-dhal ah la qaatay Mudane...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka  Suudaan ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

June 28, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In