Sunday, June 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Jabuuti oo ka Qaybgalay Munaasabad xariga looga Jarayay Warshad sifaysa saliida oo laga furay Dalkaas.

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Jabuuti oo ka qeyb galay xaflad lagu furayay xarunta  Maalgashiga iyo Horumarinta dalkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle , xubno katirsan Golaha wasiirada iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka Jabuuti ayaa ka qeyb galay Xaflad si weyn loosoo agaasimay oo lagu daahfurayey Warshad Sifeysa Saliida oo laga hir galiyey Dalka Jabuuti.

Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa kormeeray Xarunta Warshada waxa uuna u kuur galay howsha balaaran oo ay warshadaasi qabaneyso iyo sida shaqadeedu tahay, waxa uuna qayb qayb usoo eegay howsha warshadaasi iyo waliba sida ay ushaqeeynayso.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

June 20, 2026
Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

June 20, 2026

Ugu horeeyn waxaa goobtaasi hadal kajeediyay milkiilaha warshadaasi oo u dhashay dalka yemen, wuxuuna goobtaasi ka sheegay iney warshadani waxbadan kusoo kordhin doonto howlaha dhinaca isticmaalka saliida ay dadku u isticmaalaan cunooyinka daruuriga ah.

Waxaa sidoo kale goobta ka hadlay Wasiirka Maaliyadda Dalka Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaale, oo isna sheegay in hormarka warshadani ay soo kordhinayso ay tahay mid qayb ka ah howlaha hormarineed ee dalka ka socda oo uu horseed kayahay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane, Ismaaciil Cumar Geelle oo goobtaasi ugu dambeyn ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay in ganacsatada Dalka Yemen iyo kuwa kale oo iyane udhashay wadama kale ay  wax wayn kusoo kordhiyeen Dalka Jabuuti waxa uuna yiri   ” hadii ay halkaan uyimaadeen anaga in ay wax nala qabtaan barnaamijka intaan la egna ay nala qabteen waa inaan ku faraxnaa una mahad celinaa, dhowr boqol oo qof ayaa halkaan ka shaqeeyso, dhiiri geli ayey noo noqon doontaa sida barnaamijkan loo sameeyay” ayuu yiri madaxweyne Geelle .

Waa markii ugu horeysay oo warshad nuucaana  laga hirgeliyo Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti waxaana ay Warshadani ka qayb qaadaneysaa hormarka balaaran ee kasocda Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.

Previous Post

Laamaha ammaanka Mareykanka oo baaraya meydka labo gabdhood oo Soomaali ah oo shil ku dhintay

Next Post

Qatar oo ka baxeysa Ururka dhoofiya shidaalka ee OPEC

Next Post
Qatar oo ka baxeysa Ururka dhoofiya shidaalka ee OPEC

Qatar oo ka baxeysa Ururka dhoofiya shidaalka ee OPEC

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

June 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tegay qaar ka...

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

June 20, 2026
0

Wasiiru dowlaha wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS mudane Abuka Jeylaani Sheekh ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha Guud...

Xulka Qaranka Gabdhaha ee 17-sanno jirada oo dalka dib ugu soo laabtay

Xulka Qaranka Gabdhaha ee 17-sanno jirada oo dalka dib ugu soo laabtay

June 20, 2026
0

Waxaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay Gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano, kuwaas oo ka...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In