Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WAA IN AAN GALNAA KACDOON WAXBARASHO OO SARE LOOGU QAADAYO AQOONTA DADKEENNA EE CULUUMTA BADAHA”.

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WAA IN AAN GALNAA KACDOON WAXBARASHO OO SARE LOOGU QAADAYO AQOONTA DADKEENNA EE CULUUMTA BADAHA”.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xarunta Madaxtooyada Qaranka uga qayb galay Munaasabad lagu shaacinayay 40 Arday oo ku guuleystay waxbarasho bilaash ah oo heer PhD ah ayaa kula dardaarmay in ay si hufan uga faa’iideystaan fursaddan muhiimka ah, si ay bilow ugu noqdaan Jiil dadkooda uga faa’iideeya soo saarista kheyraadka ka buuxa Baddeenna.

Ardaydaan oo qayb ka ah, 100 Arday oo Madaxweynaha Jamhuuriyaddu u ballan qaaday deeq waxbarasho oo heer PhD ah ayaa barandoona Afar daraasadood oo kala ah.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 26, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

1. PhD: Culuumta xaalufinta dhulka iyo nabaad guurka

2. PhD: Culuumta Dhaqaalaha iyo Amniga Badaha and Marin-biyoodyada

3. PhD: Culuumta Hogaaminta iyo Horumar Waara

4. PhD; Culuumta Nabadda, Maamulka iyo Horumarinta

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la dardaarmay ardayda ayaa yiri “Anaga oo leh Badda ugu weyn Afrika suurta gal ma’ahan in aanan laheyn aqoon Culuumta Badaha, amnigeeda iyo dhaqaalaheedaba. Waa in aan sare u qaadnaa aqoonteenna Baddaha, waxaana la idinka sugayaa in aad fursaddaan uga faa’iideysataan sida ugu haboon si aad dadkiinna uga haqabtirtaan soo saaridda kheyraadka Badahooda.”

Mashruucan oo ay fuulintiisa iska kaashanayaan Jaamacadda Nabadda ee Qaramada midoobay (UPEACE) iyo Hay’adda kheyriga ee Qatar (Qatar Charity) ayaa qayb ka ah qorshaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee sare u qaadidda tacliinta sare ee dalka iyadoo oo ay fursaddan ka faa’ideysanayaan Jaamacadaha dalka, hay’adaha dawladda Federal iyo kuwa Dawlad-goboleedyada.

Previous Post

Akhriso Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Next Post

Sida laga soo xigtay ilo ka yimid saraakiisha Mareykanka iyo Carabta oo laga soo xigtay warbixin ay qoray wargeyska The Washington Post, ayaa sheegaya in ay jiraan dareen degdeg ah oo ku saabsan in la abuuro nabad waarta oo dhexmarta Israel iyo Falastiin. Waxaa socda dadaallo lagu doonayo in lagu qeexo waqti gaar ah oo la dhisayo dowladda Falastiin, iyadoo calaamaduhu ay muujinayaan in ku dhawaaqista arrimahaasi uu imaan karto toddobaadyada soo socda, sida lagu xusay warbixintu. Waxaa sidoo kale warbixinta lagu sheegay in xabbad joojinta iyo wada-hadallada la-haystayaal ee u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas ay ku xidhan yihiin sida loo maareeyo qorshayaashan ballaadhan ee ka socda dhinaca Mareykanka iyo dalalka Carabta. Sida warbixinta lagu sheegay, saraakiisha Mareykanka ayaa ka dhawaajiyay suurtagalnimada in la aqoonsado dowladda Falastiin, iyagoo carrabka ku adkeeyay in aqoonsigaas uu muujin karo qaab cusub oo loo wajaho dadaallada nabadeed ee gobolka. Share this Article Facebook

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 12-aad iyo 13-aad ee Dastuurka

Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 12-aad iyo 13-aad ee Dastuurka

February 26, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 23-aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In