Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku Qaabilay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed.
Madaxweynaha, oo kala hadlay Odayaasha dhaqanka sidii ay door Nabadeed ay uga qaadan lahayeen Shaqaqadii Shalay ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Shalay galinkii hore ayay aheyd markii dagaal ka dhacay,Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay.waxaana maanta dagan jawiga Magaalada Baydhabo.