Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid tahriibayaal Soomaali ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid tahriibayaal Soomaali ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowladgoboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr. C/weli Gaas ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida ku timid dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku tahriibayay badda u dhaxeysa Masar iyo Talyaaniga, kaddib markii ay degeen doonyihii ay saarnaayeen.

Dr. C/weli Gaas ayaa dhacdadaasi ku tilmaamay mid xanuun badan, isagoo xusay in ay ayaan darro tahay in sanad kasta ay dhallinyaro Soomaaliyeed ku geeriyoodaan badda Mediterranean-ka.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Waxaan aad uga tiiraanyeeysanahay masiibadii ku habsatay ummadda Soomaaliyeed oo aheyd in dad kor u dhaafaya laba boqol oo qofood oo dhalinyaro Soomaaliyeed ah ay hal mar wada geeriyoodaan” ayuu yiri Dr. C/weli Gaas.

Madaxweynaha Pintland ayaa Alle uga baryay dadkaasi geeriyooday in uu jannadii Fardowso ka waraabiyo eheladi iyo qaraabadii ay ka baxeenna uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Previous Post

Shirki dib u  soo kabashada dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Next Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koofur Afrika oo Aayahooda ka hadlay”Sawirro”

Next Post
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koofur Afrika oo Aayahooda  ka hadlay”Sawirro”

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koofur Afrika oo Aayahooda ka hadlay"Sawirro"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In