Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Mareykanka oo sheegay in la dilay hoggaamiyihii Daacish

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Mareykanka oo sheegay in la dilay hoggaamiyihii Daacish
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in la dilay hoggaamiyihii Daacish Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurayshi ka dib weerar ka dhacay dalka Suuriya.

Sidoo kale weerarka waxaa ku dhintay lix Carruur ah iyo afar dumar ah.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurayshi  ayaa ahaa hoggaamiyaha kooxda argagaxisad ah ee Daacish, Saraakiil  Amerikaan ah ayaa laga soo xigtay in wararka qaar sheegayaan in uu isaga is dilay oo isku xirey walxo qarxa.

Daacish ayaa al-Qurayshi u magacaabay hoggaamiyahooda 2019 kolkaas oo la xaqiijiyay geerida Abu Bakr al-Baghdadi oo ahaa hoggaamiyihii kooxdaas.

Howlgalka lagu dilay hoggaamiyaha kooxda Daacish ayaa waxaa fuliyay Ciidanka si gaar ah u tababaran oo Amerikaan ah, dilka wuxuu ka dhacay meel u dhow xuduudda Suuriya iyo Turkiga wadaagaan.

Previous Post

Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo kulan la yeelatay ku-xigeenka ergayga QM

Next Post

Xubno ka tirsan Guddiga Qaran ee Abaaraha oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Next Post
Xubno ka tirsan Guddiga Qaran ee Abaaraha oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Xubno ka tirsan Guddiga Qaran ee Abaaraha oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In