Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo Muqdisho ka furey Shirkadda Caymiska ee Takaful

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo Muqdisho ka furey Shirkadda Caymiska ee Takaful
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

12 Maarso 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah furey Shirkadda Caymiska ee Takaful Afrika, laanteeda Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa ugu horeyn hambalyo u direy ganacsatada iyo mas’uuliyintii suuragelisey in shirkaddan ay ka hawlgasho Soomaaliya.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026

“Waa markii ugu horeysey ee muddo 25 ah kadib shirkad baaxaddan leh oo dhinaca caymiska ay ka hawlgasho Soomaaliya, hambalyo ayaana idin leeyahay, waxaana idin ku boorinayaa inady adeeggiina ku baahisaan Soomaaliya oo dhan, dhab ahaantiina talaabada aad qaadeen waa mid ku dayasho mudan’’.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ugu baaqey shacabka inay ka faa’ideystaan adeegyada nocaan oo kale ah oo wax ka taraya db u dhiska iyo horumarinta dhaqaalaha dalka, iyadoo weliba shirkaddan ay hawlaheeda ku saleysan yihiin shareecada Islaamka.

Madaxweynayha ayaa sidoo kale ku booriyey hay’adaha dhaqaaalaha iyo waxbarashada inay xoogga saaraan sidii loo soo saari lahaa xirfadleyaal aqoontooda sareyso oo adeegyadan caymiska iyo kuwa kale ee dhaqaalaha bulshada u fidiya.

Munaasabadan waxaa kaloo ka Hadley Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen, Guddoomiye ku Xigeenka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Maryan Cabdullaahi Yuusuf iyo mas’uuliyiin ka tirsan Shirkada Caymiska Takaful.

-DHAMMAAD-

Previous Post

Maamulka degmada Dharkeynleey oo sheegay in uu wanaagsanyahay amaanka degmada

Next Post

Hoteel Central oo dib loo furey Qaraxii kadib”SAWIRRO”

Next Post
Hoteel Central oo dib loo furey Qaraxii kadib”SAWIRRO”

Hoteel Central oo dib loo furey Qaraxii kadib”SAWIRRO”

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In