Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo xalay la kulmay gudoomiyayaasha degmooyinka G/Banaadir

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo maanta furidoona kalfadhigi ugu dambeeyay ee Baarlamanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuriyada Faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay la kulmay gudoomiyayaashaasha degmooyinka gobolka Banaadir.

Kulankan uu madaxweynuhu la qaatay dhamaan gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir ee Maqaalada Muqdisho waxaa goob jog ka ahaa Gudommiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho, gudomiye kuxigeenada gobalka iyo Taliyaha Cidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Kulanka ayaa intii u socday waxaa looga Hadley qodobo ay ka mid ahaayeen dardargalinta adeegayada bulshada ay u hayaan Maamullada degmooyinka gobalka Banaadir, sare u qaatista Bilicada Caasimadda iyo xoojnta isdhexgalka Bulshada ku nool Maqaalada Muqdisho

Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Gudomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Maqaalada Muqdisho oo ugu horeyna kulanka ka hadley ayaa Madaxweyna dalka warbixin ka siiyay waxyaabaha u qabsoomay maamulka gobolka Banaadir.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay kulankaasi ayaa kula dardaarmay mas’uuliyiinta degmooyinka degmooyinka gobolka Banaadir iney dardar geliyaan howlaha amniga nadaafadda iyo xiriirka ay bulshada la leeyihiin si loo helo bulsho iyo maamul si wanaagsan u wada shaqeeya.

Previous Post

Gaari xamuul ah oo 77 qofood ku dilay dalka Faransiiska+Sawirro

Next Post

Wasiir ku xigeenka Qorsheynta oo kulan kula yeeshay Japan ardayda-Sawirro

Next Post
Wasiir ku xigeenka Qorsheynta oo kulan kula yeeshay Japan ardayda-Sawirro

Wasiir ku xigeenka Qorsheynta oo kulan kula yeeshay Japan ardayda-Sawirro

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In