Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Puntland oo ka khudbeeyay kalfadhiga 35 aad ee golaha wakiilada Puntland-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Puntland oo ka khudbeeyay kalfadhiga 35 aad ee golaha wakiilada Puntland-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas oo maanta khudbad ka jeediyay furtitaanka kalfadhiga golaha wakiilada ee maamulkaasi ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo muhiim ah.

Ugu horeyn waxaa uu ka warbixiyay wax qabadka maamulkiisa mudadii lixda bilood ee la soo dhaafay isagoo sheegay in amniga deegaanada Puntland uu hadda yahay mid aad u wanaagsan isla markaana si loo adkeeyay ammaanka in ay saldhiyo boliis laga furey magaalooyinka Eyl,Jariiban, Garacad, Qardho iyo Gaalkacyo.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in tahriibka uu dhibaato weyn ku hayo dhallinyarada Soomaaliya , waxaana uu tilmaamay in dowlad goboleedka Puntland ay isku dayi doonto in ay joojiso tahriibka.

C/weli Maxamed Cali Gaas madaxweynaha Puntland ayaa khudbadiisa ku soo hadal qaaday la dagaalanka kooxda nabad diidka ah ee Al-shabab, waxaana uu sheegay in ciidanka amniga ay fashiliyeen falal argagxisinimo oo kooxdaasi ay qorsheynayeen in ay ka fuliyaan deegaanada Puntland.

Madaxweyne gaas ayaa mar uu ka hadlayay arimaha dhaqaalaha Puntland waxaa uu ganacsatada ka codsaday in ay bixiyaan canshuurta.

Li faaqa hoose ka akhriso khudbadda oo dhan

KHUDBADDA MADAXWEYNAHA

IMG_8898 IMG_8905 IMG_8940 IMG_8954 IMG_8967 IMG_8972 IMG_8979 IMG_8981 IMG_8984 IMG_8989 IMG_9009 IMG_9022 IMG_9033 IMG_9039 IMG_9040 IMG_9067 IMG_9069 IMG_9088 IMG_9098 IMG_9104 IMG_9107 IMG_9155 IMG_9165 IMG_9170 IMG_9192 IMG_9213 IMG_9225

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la yeeshay dhiggiisa dalka Tanzania

Next Post

Madaxweyne Al-Bashiir oo Koonfur Afrika ka tagay xilli uu jirey amar maxkamadeed

Next Post
Madaxweyne Al-Bashiir oo Koonfur Afrika  ka tagay xilli uu jirey amar maxkamadeed

Madaxweyne Al-Bashiir oo Koonfur Afrika ka tagay xilli uu jirey amar maxkamadeed

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In