Wednesday, February 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay Geerida AHUN Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay Geerida AHUN Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowlad Goboleedka iyo Shacabka Puntland, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle Ha’unaxariistee Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ku geeriyooday qarax maanta ka dhacay Kismaayo.

“Alle ha’unaxariisto Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ku geeriyooday qaraxii ka dhacay maanta Kismaayo, wuxuu ahaa Shiikhu nin wakhti badan geliyay dacwada, muxaadarooyinka iyo in marwalba Bulshadeena la xasuusiyo ku dhaqanka diinta.

Related posts

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026

Waxaan Tacsi u dirayaa dhammaan Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Culimaa’udiinka, ehelkii iyo qoysaskii uu ka geeriyooday, isagana waxaan alle uga baryayaa inuu janadii geeyo, dadkii kale ee weerarkaasi ku dhaawacmayna alle ha u booga dhayo. Aamiin.” Ayuu yiri Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.

Previous Post

Soomaaliya iyo Italy oo kawada hadlay qorshaha horumarinta xiriirka labada dhinac

Next Post

Ciidamada ammaanka oo gacanta kudhigay kooxo argagixiso ah

Next Post
Ciidamada ammaanka oo gacanta kudhigay kooxo argagixiso ah

Ciidamada ammaanka oo gacanta kudhigay kooxo argagixiso ah

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

Danjire Faysal oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Singapore

Danjire Faysal oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Singapore

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Indonesia ahna Safiirka aan daganeen ee u qaabilsan Jamhuuriyadda Singapore, Danjire Dr. Faysal...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo ku baaqday xoojinta habraacyada amniga gaadiidka

February 25, 2026
0

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo shacabka Soomaaliyeed ku bogaadisay u hoggaansanaanta awaamiirta hay’adaha amniga iyo ku gacan-siinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In