Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Saraakiil ka socotay Bankiga Aduunka (Sawirro))

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Saraakiil ka socotay Bankiga Aduunka (Sawirro))
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 18-June-2016 xafiiskiisa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socdey xarunta Bangiga adduunka ee Washington oo uu hoggaaminayo Provel Kumar oo ah dhaqaale yahan ka tirsan masuuliyiinta xafiiska  bangiga adduunka ee Washington.

Ujeedka socdaalka waftigaan ayaa salka ku hayey horumarinta siyaasadda dhaqaalaha  iyo dib usoo kabashada dhaqaalaha ee guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Puntland oo uu dardar ku socdo koboca dhaqaaleheedu.

Related posts

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

March 16, 2026

Waftiga ayaa sidoo kale waxa ay kulmo la qaateen Wasaaradaha Maaliyadda iyo Qorshaynta iyo Rugta ganacsiga Puntland iyo hay’adda maal-gashiga Puntland ee PIDA, waxaana ay kala hadleen sidii loo sii  horumarin lahaa dhaqaalah Puntland ee kobcaya iyo sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka Puntland iyo Bangiga adduunka.

Sidoo kale waftigaan ayaa Madaxweynaha Puntland ku ammaanay hannaanka siyaasadda horumarinta dhaqaalaha Puntland oo si heer caalami ah loo dejiyey taas oo horseed u noqonaysa in ay ku dhiirradaan waddamada saaxiibka la ah Puntland, hay’adaha caalamiga ah ee deeqaha bixiya iyo Bangiga Adduunka oo xiriir dhow la leh Puntland.

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in dawladdiisu ay diyaar u tahay sii xoojinta xiriirka wada shaqayneed ee ka dhexeeya Puntland iyo Bangiga adduunka isla markaana waxa uu ku boorriyey wafdiga ka socdey Bangiga adduunka in ay dar-dar geliyaan dhinacooda adkaynta xiriirkaasi wada shaqayneed ee ka dhexeeya Puntland iyo Bangiga Adduunka.

Gaas-Kulan Gaas-Kulan-1 Gaas-Kulan-2 Gaas-Kulan-3

Previous Post

Meleteriga Ciraaq oo la wareegay magaalada Faluuja

Next Post

Mareykanka oo sheegay in kooxda Shabaab ay qarka u saaranyihiin burbur

Next Post
Mareykanka oo sheegay in kooxda Shabaab ay qarka u saaranyihiin burbur

Mareykanka oo sheegay in kooxda Shabaab ay qarka u saaranyihiin burbur

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
0

Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka howlgala caasimadda dalka, ayaa ka...

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

March 16, 2026
0

Xildhibaanada Soomaaliya ee ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa la filayaa in goordhow lagu...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

March 16, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Ciid-siin iyo taakuleyn gaarsiiyay Dugsiga Agoonta...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In