Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha: ‘’Waan soo dhoweynayaa tallaabada Madaxweynaha Kenya uu ku doonayo in la qaado xayiraadda saaran xawaaladaha’’

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo mar kale ku boorriyey xukuumadda xalinta tabashooyinkii ka dhashey dhismaha baarlamanka maamulka Jubba
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdisho, 22 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay tallaabadii dhowaan uu qaadey Madaxweynaha Jamhuriyadda Kenya, Uhuru Kenyatta, oo uu kaga dalbadey Baanka Dhexe ee dalkaasi inuu sameeyo xeerar iyo nidaam saamaxaya dib u furista xawaaladaha Kenya ka shaqeeya oo dad badan oo Soomaali ah ay ku tiirsan yihiin.

‘’Aad baan u soo dhoweynayaa go’aanka Madaxweyne Kenyatta uu qaadey, waxaana arrintan ay ka mid ahayd waxyaabihii aan kala hadley dhowaan markii aan ku kulaney Shir Madaxeedkii Midowga Afrika ee ka dhacay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfuur Afrika’’.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Madaxweynaha waxaa uu sheegay inuu rajeynayo in Kenya ay degdeg u dhaqangeliso dib u furista xawaaladaha si taasi ay u yareyso saameynta dhaqaale ee go’aanka xirista xawaaladaha ay ku yeelatey nolosha kumannaan Soomaali ah.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale sheegay in hay’adaha maaliyadda ee Soomaaliya ay diyaar u yihiin inay Kenya kala shaqeeyaan xakameynta lacagaha sida sharci- darrada la isugu diro, si aaney uga faa’ideysan kooxaha argagixisada.

-DHAMMAAD- 

Previous Post

Ridwaan Xaaji Cabdiweli:”Waxaan iska Casilay Xilka Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya”

Next Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Si Rasmi Ah Cadaado Uga Furay Kalfdhiga Baarlamaanka Galmudug “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Si Rasmi Ah Cadaado Uga Furay Kalfdhiga Baarlamaanka Galmudug “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Si Rasmi Ah Cadaado Uga Furay Kalfdhiga Baarlamaanka Galmudug “SAWIRRO”

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In