Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ridwaan Xaaji Cabdiweli:”Waxaan iska Casilay Xilka Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya”

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Ridwaan Xaaji Cabdiweli:”Waxaan iska Casilay Xilka Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeenkii xukuumadda Soomaaliya Mudane Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii afhayeenimo, isagoo is casilaadiisana ku sheegay in ay tahay arimo asaga u gaar ah.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

July 14, 2026

Qoraal uu soo saaray Ridwaan Xaaji ayaa waxaa uu ku sheegay in istiqaaladiisa u gudbiyay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali, waxaana uu intaa ku daray in mahadcelin balaaran u jeediynaayo dhamaan madaxdii iyo howlwadeenadii uu la soo shaqeeyay mudadii labada sano aheyd.

Ridwaan ayaa sidoo kale waxaa qoraalkiisa ku tilmaamay in mudadii uu shaqeynaayay uu dalka horumaro waa weyn uu gaaray isla markaana caqabado badan ay jiraan aynu suurtal tahay haddii aan wax laga qaban in ay wiiqi karaan horumarada la gaaray.

Afhayeenkii xukuumadda Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa sidoo kale sheegay in u mar kasta uu diyaar u yahay in uu u shaqeeyo dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Previous Post

1,500 oo qoys oo danyar ah oo loo qeybiyay raashiin gargaar ah

Next Post

Madaxweynaha: ‘’Waan soo dhoweynayaa tallaabada Madaxweynaha Kenya uu ku doonayo in la qaado xayiraadda saaran xawaaladaha’’

Next Post
Madaxweynaha oo mar kale ku boorriyey xukuumadda xalinta tabashooyinkii ka dhashey dhismaha baarlamanka maamulka Jubba

Madaxweynaha: ‘’Waan soo dhoweynayaa tallaabada Madaxweynaha Kenya uu ku doonayo in la qaado xayiraadda saaran xawaaladaha’’

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Minister of Foreign Affairs Pays Condolence Visit to the Embassy of Qatar

July 14, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

July 14, 2026
0

Hey’adda SoDMA ayaa maanta degmada Afmadow ee gobolka Jubadda Hoose, ka daahfurtay wajiga koowaad deeq gargaar raashin ah oo lagu...

Shir Looga Hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha Sifeysan oo Lagu qabtay Xarunta Gobolka Banaadir

Shir Looga Hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha Sifeysan oo Lagu qabtay Xarunta Gobolka Banaadir

July 14, 2026
0

Shirkani oo uu shir Guddoominayay Ku-xigeenka Duqa magaalada ee Maamulka iyo Maaliyadda ahna Guddoomiye Ku xigeenka 1-aad ee Maamulka Gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In