Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Al-Bashiir oo Koonfur Afrika ka tagay xilli uu jirey amar maxkamadeed

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Al-Bashiir oo Koonfur Afrika  ka tagay xilli uu jirey amar maxkamadeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka warfaafinta dalka Suudaan Axmed Bilaal Cismaan ayaa xaqiijiyay in uu madaxweyne Al-Bashiir uu ka soo duuley dalka Koonfur Afrika maanta oo Isniin ah isla markaana uu ku soo wajahan yahay dalkiisa,isagoo iska dhagatirey amarka maxkamadda sare ee dalka South Afrika taas oo Axadii soo saartay in madaxwenuhu uusan dalka ka dhofi ka rin ilaa amar dambe.

” Haa, wuu ka soo tagay” yuu Al Jazeera, u sheegay wasiirka warfaafinta isagoo intaa raaciyay in dowladda Koonfur Afrika ay kal hore sheegtay in aysan xiri doonin madaxweynaha markii uu ka soo qeybgalayay shir madaxeedka midowga Afrika.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

” Madaxweyne Bashiir kuma ahan maxbuus gudaha dalkiisa”ayuu key daray wasiirka warfaafinta Axmed Bilaal Cismaan,waxaana uu madaxweynuhu Khartuum ka digi doonaa  saacadda 6:30pm ee waqtiga dalka Suudaan.

Warbaahinta dalka Koonfur Afrika ayaa soo warisay in madaxweynaha dalka Suudaan maanta oo Isniin ah ay diyaarad ka soo qaaday saldhig militiri oo key yaala meel ka baxsan magaalada Pretoria isla South Afrika isla markaana loo soo duuliyay dalkiisa.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo ka khudbeeyay kalfadhiga 35 aad ee golaha wakiilada Puntland-Sawirro

Next Post

Xarunta Hanuuninta iyo Daaweynta  kutalax-tagga Diinta oo laga furey Muqdisho

Next Post
Xarunta Hanuuninta iyo Daaweynta  kutalax-tagga Diinta oo laga furey Muqdisho

Xarunta Hanuuninta iyo Daaweynta  kutalax-tagga Diinta oo laga furey Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In