Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Biden oo cambaareeyay  rabshadaha ka dhanka ah bulshada Aasiya ee Mareykanka ku nool

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Biden oo cambaareeyay  rabshadaha ka dhanka ah bulshada Aasiya ee Mareykanka ku nool

WASHINGTON, DC - MARCH 19: U.S. President Joe Biden waves to First Lady Dr. Jill Biden and family, who were watching from the Truman Balcony, as he walks to Marine One on the South Lawn of the White House on March 19, 2021 in Washington, DC. Biden is traveling to Georgia, where he will visit the Centers for Disease Control and Prevention (CDC) for an update on the coronavirus pandemic and will also meet with Asian-American community leaders after a recent shooting in the Atlanta area that killed eight people. (Photo by Drew Angerer/Getty Images)

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa cambaareeyay kororka rabshadaha ka dhanka ah bulshada Aasiya ee ku nool Mareykanka, isagoo ku baaqay in la qaado tallaabo degdeg ah oo looga hortagayo rabshadaha la xiriira midab takoorka.

Hadalkan ayaa yimid  intii lagu guda jiray khudbad uu Biden ka jeediyay Jaamacadda Emory ee Atlanta Georgia, halkaas oo maalmahii ugu danbeeyay ay ka dhaceen toogashada 8 qof, oo ay ku jiraan 6 haween ah oo asal ahaan ka soo jeeda  Qaarada Aasiya.

Related posts

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026
Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026

Biden wuxuu ku booriyay dadka Mareykanka inay la dagaallamaan waxa uu ugu yeeray  soo noolaanshaha Ajaanib nacaybka, isaga oo xusay in ay waajib tahay in dadka Ameerikaanka ah ee  asal ahaan ka soo jeedo Aasiya  iyo muwaadiniinta Mareykanka ay is walaashadaan.

Madaxweynaha Mareykanka wuxuu carrabka ku adkeeyay in xulashada ereyada ay muhiim tahay, si loo ilaaliyo niyada dadka ajaanibta ah ee ku nool waddanka.

Afhayeenka u hadlay  madaxweeyne Biden, ayaa sheegay in hadafka uu yahay in la fahmo saameynta weeraradan iyo dhacdooyinkan ku saleeysan cunsuriyada ay ku yeelan karaan bulshada Aasiya.

Previous Post

Labo masjid oo ku yaal Columbus Mareykanka oo lacag badan u uruuriyay abaaraha gobalka Gedo/SAWIRO

Next Post

Xaalad Abaareed oo ka Taagan deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug

Next Post
Xaalad Abaareed oo ka Taagan deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug

Xaalad Abaareed oo ka Taagan deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka...

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In