Tuesday, August 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo lakulmay dhigiisa Erdogan “Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo oo lakulmay dhigiisa Erdogan “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Wasaaradda Qorsheynta oo loogu soo bandhigay Warbixinta afarta sano ee dowladda

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Wasaaradda Qorsheynta oo loogu soo bandhigay Warbixinta afarta sano ee dowladda

August 18, 2026
Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

August 18, 2026

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa intii lagu guda jiray Shirka 74-aad ee Qaramada Midoobay, waxaa uu wada hadallo kula yeeshay magaalada New York Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan.

Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo Turkiya iyo sidii loo sii dardargelin lahaa iskaashiyadii hore uga dhaxeeyay labada dal.

Sidooo kale Madaxweynaha magaalada New York waxaa uu kula kulmay Madax ka socota dalaka Caalamka kuwaas oo ka qeyb galay shirka Qamada Midoobay.
Previous Post

Soomaaliya oo ka qeybgaleysa shirweyne looga hadlayo Horumarinta Adeegga Boostada Adduunka.

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo kala hadlay Ra’iisul Wasaaraha Belgium-ka sida uga qeyb qaadanayaan dib u dhiska dalka “Sawirro”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo kala hadlay Ra’iisul Wasaaraha Belgium-ka sida uga qeyb qaadanayaan dib u dhiska dalka “Sawirro”

Madaxweyne Farmaajo oo kala hadlay Ra'iisul Wasaaraha Belgium-ka sida uga qeyb qaadanayaan dib u dhiska dalka "Sawirro"

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Wasaaradda Qorsheynta oo loogu soo bandhigay Warbixinta afarta sano ee dowladda

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Wasaaradda Qorsheynta oo loogu soo bandhigay Warbixinta afarta sano ee dowladda

August 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa booqday xarunta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

August 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee JFS Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka guddoomay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar...

Madaxweynaha JFS oo kormeeray Dugsiga Farsamada Gacanta Gaalkacyo 

Madaxweynaha JFS oo kormeeray Dugsiga Farsamada Gacanta Gaalkacyo 

August 18, 2026
0

Gaalkacyo, Agoosto, 18, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Dugsiga Farsamada Gacanta, Prof....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In