Gudoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda federaalka Mudane Maxamed Mursal Sheakh Cabdiraxmaan iyo Gudoomiyaha golaha aqalka sarre ee jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta qasriga madaxtoyada Dalka Jibouti kulan kula qaatay madaxweynaha Djibouti mudane Ismaaciil Cumar Gelle.
Mas’uuliyiinta ayaa kawada hadlay xiriirka walaalnimo iyo saaxiibtinimo ee ka dhaxeeya labada dal.
Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

















