Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gabaldhicii caawa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu soo dhameystay safar shaqo oo uu ku tegay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha ayaa garoonka Aadan Cadde waxaa si diirran ugu soo dhaweeyay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

March 4, 2026
Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

March 4, 2026

Madaxweynaha ayaa magaalada Dhuusamareeb u tegay howlo shaqo oo ku saabsanaa maamul u sameeynta gobollada dhexe ee dalka, isagoo muddadii uu joogay halkaasi la kulmay odayaal iyo waxgarad ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb.

Booqashada madaxweynaha ee Dhuusamareeb ayaa soo afjartay khilaaf ka dhashay halka lagu qabanayo shirka maamul u sameynta gobollada dhexe, wuxuuna madaxweynuhu iclaamiyay in 11-ka bishan magaalada Cadaado lagu qaban doono shirka maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Previous Post

Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka qeybgalay aas Garowe loo sameeyay marwadii C/raxmaan Faroole “Sawirro”

Next Post

Jeneraal Tuuryare oo tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidanka Nabadsugidda(Sawirro)

Next Post
Jeneraal Tuuryare oo tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidanka Nabadsugidda(Sawirro)

Jeneraal Tuuryare oo tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidanka Nabadsugidda(Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

March 4, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay ergayga...

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

March 4, 2026
0

Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ayaa kulan wadajir ah ku ansixiyay Dastuurka...

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha, taasoo si...

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In