Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Eriteriya, halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxweynaha dalka Eriteriya mundane Isaias Afwerki.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa dhigiisa dalka Ereteriya la yeelan doona wada hadalo kor loogu qaadayo xiriirka labada dal iyo iskaashiga labada Shacab.