Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay meel u dhaw Xarardheere

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Alshabaab oo u kala jabay Alqaacidda iyo Daacish
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dadka ku dhaqan deegaanno hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa ku guuleystay inay kala eryaan maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, oo ku hungoobay inay lacago baad ah ka qaadaan dadka deegaanka.

Goobjooge ku sugan degmada Xarardheere oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay inta u dhexeysa deegaanka Ceel-huur iyo degmada Xarardheere, kaasi oo u dhexeeyay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab iyo dadka deegaanka, waxaana dadka deegaanka ay iska caabiyeen maleeshiyaadkii weerarkii soo qaaday.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Inta u dhexeysa Ceelhuur iyo degmada Xarardheere ayaa lagu dagaalamay, oo u dhexeeyay dadka deegaanka iyo maleeshiyada Al-Shabaab, markii ay isku dayeen inay lacago baad ah ka qaadaan” ayuu yiri goob joogaha la hadlay Radio Muqdisho.

Warka ayaa intaa ku daraya in dagaalka u dhexeeyay dadka ku nool deegaanno hoostaga degmada Xarardheere iyo maleeshiyaadka Al-Shabaab lagu dilay horjoogihii watay kooxihii weerarka soo qaaday oo lagu magacaabi jiray Cabdirisaaq iyo kuwa kale oo la socday, isla markaana ay iminka degantahay xaalada deegannada lagu dagaalamay oo ay gacanta ku hayaan dadka deegaanka.

Previous Post

Daawo Sawirrada:- Duqa Muqdisho Oo Galabta Ka Qeyb Qaatay Ololo Nadaafadeed Oo Laga Sameeyay Boondheere

Next Post

Dowladda Faransiiska oo xaalad deg deg ah gelisay dalka “SAWIRRO”

Next Post
Dowladda Faransiiska oo xaalad deg deg ah gelisay dalka “SAWIRRO”

Dowladda Faransiiska oo xaalad deg deg ah gelisay dalka "SAWIRRO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In