Thursday, February 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maraykanka oo Sheegay in uu joojiyay Duqaynta Suuriya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maraykanka oo Sheegay in uu joojiyay Duqaynta Suuriya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in Dowladda Ruushka ay  aqbashay in dib loo billaabo wada hadallo lagu xaqiijinayo in mucaaradka labada dal aysan isku dhacdhaxdooda uga dhalan xilliyada ay socdaan duqaynta  dalka Suuriya.

War ka soo baxay Waaxda Difaaca Dowladda Maraykanka ee “pentagonka” ayaa lagu sheegay in Wada hadallada Labada Dhinac la filayo inay billaabato Usbuucaan.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo soo xiray shirkii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga AGA

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo soo xiray shirkii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga AGA

February 12, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

February 11, 2026

War kaan ka soo baxay Dowladda  Maraykanka ayaa  imaanaya xilli dowladdaas ay shaacisay inay joojisay weerarka ay ku hayso kooxda la Magac baxday Khilaafada Islaamka ee Suuriya.

Arrintaan joojinta Duqaynta Maraykanka ee Suuruiya ayaa lagu sheegayaa inay tahay kaddib markii ay Dhaqaale ahaan iyo Istiraatiijiyad ahaan uu guuldaraysteen Dagaalkaas.

Ruushka iyo Mareykanka waxa ay wada yeesheen Shir qadka fiidiyowga  ah oo ay ka qeybgleen kowdii bishan October,balse saraakiisha Dowladda Mareykanka waxa ay ka Cabanayaan inaysan waxba ka maqlin Xukuumadda Moscow xilligaasi.

Previous Post

Taliyaha Booliska” waxaan ka qayb galidoonaa Munaasabad Tababar loogu soo xirayo Saraakiil ka tirsan Puntiland

Next Post

Wargalin Barnaamijka Aragtida Dadweynaha Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Wargalin Barnaamijka Aragtida Dadweynaha Ee Radio Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo soo xiray shirkii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga AGA

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo soo xiray shirkii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga AGA

February 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo xiray shirkii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga (AGA), kaas...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

February 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa soo xiray aqoon isweydaarsi hal maalin ah oo ku saabsanaa Habraaca...

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

February 11, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan madaxda hay’adda, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

February 11, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ciraaq u qaabilsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In