Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Maryan Shaacir oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada oo ka hadashay taageerada Madaxweynaha cusub “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Maryan Shaacir oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada oo ka hadashay taageerada Madaxweynaha cusub “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maryan Maxamed Aadan Shaacir oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Canada isla markaana la hadleysay Radio Muqdisho ayaa sheegtay in Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Canada ay si weyn isugu soo baxeen magaalooyinka waa weyn ee dalkaasi.

Maryan Shaacir ayaa tilmaamtay in shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan ay muujiyeen dareen farxadeed, ayna ugu hambalyaynayaan Madaxweynaha cusub xilka culus ee loo doortay, waxaana ay xustay inay garabtaaganyihiin dowladda cusub, ayna la shaqeynayaan.

Related posts

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026

“Waxaan isugu soo baxnay magaalada Ottawa oo aan deganahay, runtii lama qiyaasi karo Soomaalida isugu soo baxday magaalada, waxaana taasi muujineysaa sida shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan u taageersanyihiin Madaxweynaha la doortay Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo” ayay tiri Maryan Shaacir.

Maryan Maxamed Aadan Shaacir oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Canada ayaa shaacisay in isu bax kale oo ay ku taageerayaan Madaxweynaha cusub lagu qaban doono magaalada Toronto, iyadoo bulshada ugu baaqday inay garab istaagaan walaalahood ay abaartu saameysay.

Maryan Shaacir ayaa dhanka kale hambalyo iyo bogaadin u dirtay Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Aadan Shaacir oo dhawaan lagu soo doortay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah dowlad goboleedka Jubbaland.

Halkan ka Dhageyso Wareysiga oo dhameystiran

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/02/Wareysi-Maryan-Maxamed-Aadan-Shaacir-Jaaliyadda-Canada-.mp3

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Next Post

Isu soo bax Nabadeed oo ka socda Taalada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere

Next Post
Isu soo bax Nabadeed oo ka socda Taalada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere

Isu soo bax Nabadeed oo ka socda Taalada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In